"..Inta raxan raxanta ugu biirtay Waddani ee Cabdiraxmaan Cirro Taageertay ee Hareeraha ka joogta indhahooda Qabyaalad uma arkaan. Kolkay Ismaciil Aadan iyo Abiib Diiriye xaga waddani u kaceena waxa la yidhi qabyaalad waa laga Gudbay..Aniga oo keligay ah ayaan sheegay in aan Muuse Biixi u codayn doono" Siyaasi Cali Guray

0
Sunday July 23, 2017 - 05:13:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Inta raxan raxanta ugu biirtay Waddani ee Cabdiraxmaan Cirro Taageertay ee Hareeraha ka joogta indhahooda Qabyaalad uma arkaan. Kolkay Ismaciil Aadan iyo Abiib Diiriye xaga waddani u kaceena waxa la yidhi qabyaalad waa laga Gudbay..Aniga oo keligay ah ayaan sheegay in aan Muuse Biixi u codayn doono" Siyaasi Cali Guray

    "..Inta raxan raxanta ugu biirtay Waddani ee Cabdiraxmaan Cirro Taageertay ee Hareeraha ka joogta indhahooda Qabyaalad uma arkaan. Kolkay Ismaciil Aadan iyo Abiib Diiriye xaga waddani u kaceena waxa la yidhi qabyaalad waa laga Gudbay..Aniga oo k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"..Inta raxan raxanta ugu biirtay Waddani ee Cabdiraxmaan Cirro Taageertay ee Hareeraha ka joogta indhahooda Qabyaalad uma arkaan. Kolkay Ismaciil Aadan iyo Abiib Diiriye xaga waddani u kaceena waxa la yidhi qabyaalad waa laga Gudbay..Aniga oo keligay ah ayaan sheegay in aan Muuse Biixi u codayn doono" Siyaasi Cali Guray
Hargeysa(Xogreebnews)- "..QABYAALAD QABYAALAD KA 
FAANAYSAANA WAA II KOW
Anigu wax badan baan u soo joogay qabyaal qabyaalad u faanaysa oo anaa kaa laandheer iyo anaa kaa midho roon leh, laakiin waxan aad ugu qoslaa beryan dambe marka aan arko qabyaalad qabyaalad ka faanaysa waayo waa wax igu cusub. Anigu aniga oo keligay ah ayaan sheegay in aan Muuse Biixi u codayn doono hadii Allah yidhaa doorashadan. Dad baa markiiba qabyaalad ka dhigay oo si cad iigu badheedhay oo faafiyay oo meel kasta riday Caligurey waa qabyaalad waxa uu Muuse u taageerayaa aniga oo ka hadlay oo ku celceliyay sababta aan u taageeray.
 Laakiin inta raxan raxanta ugu biirtay Waddani ee Cabdiraxmaan Cirro taageertay ee hareeraha ka joogta indhahooda qabyaalad uma arkaan. Kolkay Ismaciil Aadan iyo Abiib Diiriye xaga waddani u kaceena waxa la yidhi qabyaalad waa laga gudbay oo arinku waa isbedeldoon iyi waddaniyad. Taas lafteeda inta la yaaban anigu kuma jiro waayo waa siyaasad siyaasaduna waa been iyo khiyaamo markaa iyada ayaaba sax noqonaysa ilayn waa siyaad oo waa marba sida ay kuugu badinayso in aad arinka u dhigtide. Walleese anigu soomaali siyaasadeeda waxan u haystaa in sida badan ay qabyaaladdu tahay ta saamaynta ugu wayn ku yeelata gaar ahaan xiliga doorashada ta ku xigta ee saamaynta ugu badan ku yeelatana waxan u qabaa inay tahay lacagta xiliga kaambaynka. Uma jeedo waa qasab mar kasta in qabyaaladdu ay yeelato saanaynta ugu wayn oo Daahir Rayaaleba wuxu ku soo baxay 160,000 cod ka badan oo Isaaq ah isaga oo la tartamayay Silaanyo oo uu kaga helay laakiin doorashadanina ma laga fili karaa in ay noqon karto tii oo kale? Anigu ma hubo hadiise mid la isugu guurayo kee buu noqon doonaa ayaa lafteedu halxidhaale natiijada doorashada oo keliya uun furi karto ah marka lagu dhawaaqo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured