Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo si Weyn Loogu soo dhoweeyey Magaalooyinka Kiridh iyo Wadaammo Goo. Daawo Sawiiro...

0
Wednesday August 09, 2017 - 02:05:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo si Weyn Loogu soo dhoweeyey Magaalooyinka Kiridh iyo Wadaammo Goo. Daawo Sawiiro...

    Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo si Weyn Loogu soo dhoweeyey Magaalooyinka Kiridh iyo Wadaammo Goo. Daawo Sawiiro...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo si Weyn Loogu soo dhoweeyey Magaalooyinka Kiridh iyo Wadaammo Goo. Daawo Sawiiro...

Wadaamo-Goo(Xogreebnews)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalooyinka Kiridh iyo Wadaammo Goo. Soo Dhaweyn Aan Xadlahayn Ayey Umuujiyeen Dadweynaha Deegaamadaasi Musharaxa Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, Iyadoo Wadooyinka Utumnaayeen Soona Dhaweeyaan Waftigan Balaadhan.

Xubnihii La Socday Waftiga Ayaa Madal Kasta Kala Hadlayey Dadweynaha Deegaamadaas Waxayna Ku Baraarajinayeen Inay Qaataan Kaadhadhka Codbixinta Oo Sabtida Ka Bilaabmi Doonta.

Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Dadweynahaa Uga Mahadceliyey Soo Dhaweynta Aan Qiyaasta Lahayn Ee Ay Usoo Dhaweeyeen Kuna Qaabileen Waftigan Gudoomiyaha Xisbigu Hogaaminayey. Wuxuuna Ku Guubaabiyey In Qaataan Kaadhadhka Codbixinta Ee Sabtid Bilaabmi Doonta.

Gudoomiyaha Ahna Musharaxa Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Si Weyn Ugu Mahadceliyey Deegaamadan Taageeradda Umujiyeen Xisbul Xaakimkan Kulmiye, Wuxuuna Sheegay In Ucararaan Sidii Ay Uqaadan Lahaayeen Kaadhka Cidbixinta Doorashada.

Image may contain: 3 people, hatImage may contain: 4 peopleImage may contain: 6 people, crowd and outdoorImage may contain: 11 people, people smiling, outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit, shoes and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured