Guddida Toronto ee Xisbiga Kulmiye oo Soo Dhoweeyey Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye, Bulshadana Ugu Baaqay inay Ku Doortan Iyo Gudoomiye ku-xigeen Shucayb oo Reer Toronto ugu Bushaareeyey inay Dhowaan usoo Bandhigi Doonaan Taageerayaasha iyo Jaaliyadda...

0
Wednesday September 13, 2017 - 05:16:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Toronto ee Xisbiga Kulmiye oo Soo Dhoweeyey Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye, Bulshadana Ugu Baaqay inay Ku Doortan Iyo Gudoomiye ku-xigeen Shucayb oo Reer Toronto ugu Bushaareeyey inay Dhowaan usoo Bandhigi Doonaan Taageerayaasha iyo Jaaliyadda...

    Guddida Toronto ee Xisbiga Kulmiye oo Soo Dhoweeyey Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye, Bulshadana Ugu Baaqay inay Ku Doortan Iyo Gudoomiye ku-xigeen Shucayb oo Reer Toronto ugu Bushaareeyey inay Dhowaan usoo Bandhigi Doonaan Taageerayaasha iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Toronto ee Xisbiga Kulmiye oo Soo Dhoweeyey Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye, Bulshadana Ugu Baaqay inay Ku Doortan Iyo Gudoomiye ku-xigeen Shucayb oo Reer Toronto ugu Bushaareeyey inay Dhowaan usoo Bandhigi Doonaan Taageerayaasha iyo Jaaliyadda...
Toronto(Xogreebnews)- Ujeeddo:- warsaxaafadeed xisbiga kulmiye Toronto. Gudida xisbiga kulmiye Toronto waxaanu soo dhaweynaynaa Barnaamij siyaasadeedkii Xisbiga kulmiye oo Shalay lagu daah-furey hotel Maansoor, xafladaasoo ay ka soo qayb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Ahmed Siilaanyo iyo Xukuumadiisa, Murashaxa Xisbiga kulmiye Muuse Bihi Abdi iyo ku xigeenkiisa Md. Abdirahman Saylici dhamaan hogaanka Xisbiga,  aqoonyahano, Sullaadiin, waxgarad, dhalinyaro iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga kulmiye. 
Waa Barnaamij siyaasadeedkii shanta Sano ee soo socda uu ku shaqeyn lahaa xisbigu,  mar hadii ay nagu soo fool leedahay doorashadii madaxtooyada taasoo dhici doonta Nov 13/2017, hadii ale yidhaa, hadaba ka guddi ahaan Barnaamijkaas waanu soo dhaweynaynaa anagoo Barnaamijkaas usoo bandhigi doono dhamaan taageerayaasha xisbiga Toronto iyo nawaaxigeeda iyo sidoo kale Jaaliyadda Somaliland ee ku nool North America. Waxa kaloon Bulshada Somaliland ee iyaggu coddeynaaya, kuna sugan dalka waxaanu si sharaf leh uga codsanaynaa inay mar kale Xisbiga  doortaan tallada dalka, isla markaana qiimeeyan Barnaamij Siyaasadeedka Kulmiye oo isaggu wax badan kaga wanaagsan ka Xisbiyadda kale.
Wa bilaahi towfiiq.
Shucayb Cabdilahi Xuseen Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye ee Laanta Toronto



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured