MEESHA KAMA TAGE WAXNA KAMA TAREEE INTUU XASHIISHKU KUU JIRO AYUU CUDURKU KUUU JIRAA. Faalo Wariye Cabdiraxiim Cabdilaahi

0
Monday September 18, 2017 - 19:14:22 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1321
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    MEESHA KAMA TAGE WAXNA KAMA TAREEE INTUU XASHIISHKU KUU JIRO AYUU CUDURKU KUUU JIRAA. Faalo Wariye Cabdiraxiim Cabdilaahi

    MEESHA KAMA TAGE WAXNA KAMA TAREEE INTUU XASHIISHKU KUU JIRO AYUU CUDURKU KUUU JIRAA. Faalo Wariye Cabdiraxiim Cabdilaahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MEESHA KAMA TAGE WAXNA KAMA TAREEE INTUU XASHIISHKU KUU JIRO AYUU CUDURKU KUUU JIRAA. Faalo Wariye Cabdiraxiim Cabdilaahi
MEESHA KAMA TAGE WAXNA KAMA TAREEE INTUU XASHIISHKU KUU JIRO AYUU CUDURKU KUUU JIRAA. Faalo Wariye Cabdiraxiim Cabdilaahi
In kastooya tahy maah maah jirta oo inta badan ay dadweynu isticmaalaan ayaa hadana dadyowga ku nool xaafada buushka ayaa waxay la deris yihiin xashiish aad u badan oo laga keenay magaalada koonayasheeda
xaafadaha ku ag yaaala xarunta fadhiga ciidamad biirmaka aya ah xaafado la kulama caawaaqibyo kaga imaaada baabuur xashiish sida oo ay dawlada hoose ee magaaladu hargiesi leedahay
Xaafda buushku waxay ka mid ah xaafdaha ay caasimdu ka koobantahy taas oo uu maayir uyahy cabdiraxmaan soltelco.
Xaafda buushku waxay dhcada agagaarka xerda ciidanka birmadka waa xaafda la keeno xashiishka magaalada hargeisa ama buburka guryaha oo ay sidaan gadiidka dawlda hoose hargeisa.
Xaafaadani waa xafaada kaliya faaida qudhun iyo ur aad uqadhmuun taas oo sabasabta caafimaad daro la soo darista bulshada danyata ee degan xaafada buushka.
wallow uu mayirku sameeyay wadooyin aad ubadan oo casir ah hadan waxaa meesha ka baxaday in maayiku uu is moodayo inuu mayir uyahay agagaarka madxtooyda ama inta udhaxaysa madaxtooyada ilaa xafiiskiisa.
maayirka cabdirmaan maxmuud caydiid soltelco maaha maayir ufufuran waxayaha kala duwan ee caasimda kaliya waa maayir ku kooban xafiiskiisa iyo xafldaha oo kaliya.
Kadib doorshadiisii golaha deegaanku udoortay inuu noqdo maayirka caasimada madaama uu ahaa nin dhalinyaro ah oo firfircoon ayaa hadana waxa markaliyaata istaadhmay in maayirku ku fashilmay shaqdii loo dirsaday oo ahayd inuu isku xidho dhamaan caasimda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured