Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo Badan u Diray Ehellada, Qaraabada iyo Shacabka S/land Geeridii Naxdinta Badnayd ee ku Timi Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle ...

0
Wednesday September 27, 2017 - 03:05:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo Badan u Diray Ehellada, Qaraabada iyo Shacabka S/land Geeridii Naxdinta Badnayd ee ku Timi Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle ...

    Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo Badan u Diray Ehellada, Qaraabada iyo Shacabka S/land Geeridii Naxdinta Badnayd ee ku Timi Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo Badan u Diray Ehellada, Qaraabada iyo Shacabka S/land Geeridii Naxdinta Badnayd ee ku Timi Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle ..
Hargeysa(Xogreebnews)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa Tacsi tiiraanyo badan u diray guud ahaan Shacabka Somaliland, ehelladii, qaraabadii iyo Caruurtii u ka Geeriyooday Marxuum, Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle)  oo ka tirsanaa golaha Wakiiladda Somaliland oo ku Geeriyooday Dalka Hindiya.
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, waxa uu Marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle Ilahay uga baryey inuu Jano Fardawsa ka Waraabiyo, qabrigana u Waasiciyo, ilka neecow uga furo.
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo waxa uu ku tilmaamay Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle Shaqsi aad u wanaagsan, oo edeb iyo akhlaaq eebbe ku mannaystay. Waxanu mar labaad Ilahay uga baryey inuu janadiisa ku casuumo marxuumka, ehelladii iyo qoyskiisana Samir iyo Iimaan ka siiyo. Inaalilahi waa Innaa ileyhi raajicuun, Kulu nafsi daa'iqatul Mawd.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured