Kaaderiinta iyo Taageeraayaasha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo ka Biyo-diiday Guddida Kaambeynka ee Murashaxa Kulmiye usoo Magacaabay iyo hoggaanka jilicsan ee laga walaacay…

0
Sunday October 01, 2017 - 00:26:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaaderiinta iyo Taageeraayaasha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo ka Biyo-diiday Guddida Kaambeynka ee Murashaxa Kulmiye usoo Magacaabay iyo hoggaanka jilicsan ee laga walaacay…

    Kaaderiinta iyo Taageeraayaasha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo ka Biyo-diiday Guddida Kaambeynka ee Murashaxa Kulmiye usoo Magacaabay iyo hoggaanka jilicsan ee laga walaacay…

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaaderiinta iyo Taageeraayaasha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo ka Biyo-diiday Guddida Kaambeynka ee Murashaxa Kulmiye usoo Magacaabay iyo hoggaanka jilicsan ee laga walaacay…

Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiyaha Xisbiga tallada haya ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmiya usoo saaray guddiyadda gobolada ee Kaambeynka Xisbigiisa Kulmiye uga wakiil noqon doonaa oloollaha guud ee gobollada.

Haddaba, gobolka Saaxil waxa uu kamid yahay gobollada uu Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi manta usoo magacaabay guddida Kaambeynka ee gobolka Saaxil, kuwasoo ka koobnaa 23-xubnood, waxanay magacyadoodu kala yihiin sidan. Gobolka Saaxil:

1.Cabdillaahi Abokor Cismaan - Guddoomiye


2. Maxamed Rooble Diiriye – Guddoomiye Ku Xigeen
3. Yuusuf Axmed Maxamed (Halac)
4. Cumar Aadan Kaahin
5. Xusseen Jaamac Warsame
6. Mustafe Xasan Cismaan
7. Cabdiraxmaan Cawil Xasan
8. Maxamed Cumar Axmed
9. Ibraahim X. Cabdi Cilmi (Duufaan)
10. Cismaan Cabdi Barkhadle
11. Cali Ciise Xaaji Xirsi
12. Yuusuf Cali Nuur
13. Rooda Axmed Yaasiin
14. Khadar Maxamed Taako
15. Maxamed Cabdillaahi Cabdi
16. Mawliid Aadan Jaamac
17. Cabdirashiid Cabdillaahi Muuse
18. Xaliimo Xusseen Yuusuf
19. Maxamed Daahir Xasan
20. Cali Jaamac Carraale (Cali Qaran)
21. Maxamed Axmed Ismaaciil
22. Cabdillaahi Cali Xirsi
23. Maxamed X.Maxamuud Maxamed.

Haddaba maanta markii ay soo baxday magacaabista guddida Kaambeynka Kulmiye ee Gobolka Saaxil, ayaa durba waxa magacaabista guddidu la kowsatay dhaliilo, lagu bartilmaameedsanaayo Gudoomiyaha guddida, oo laala xidhiidhiyey inaanu taageero noocay doonto ha ahaatee aanu ku lahayn gobolka, sidoo kale, Gudoomiyaha ayaa wararku sheegayaan in aanu ahayn shaqsi shaqaalaha Xisbigu u dhiibo huray, isla markaana jeebkiisa ku shubanaayo dhaqalaha Kaambeynka.

Kaaderiinta iyo taageerayashaaxa Xisbiga Kulmiye ee gobolka Saaxil, waxay la calalowsan yihiin jaaniska karti darida xubnaha hoggaanka guddida Kaambeynka Kulmiye ee gobolka Saaxil, isla markaana waxay dhamaantood hoosta ka xariiqeen inay tallaabadaasi horseedi doonto guuldarro Xisbiga Kulmiye kala soo deristaa gobolka Saaxil. La soco warbixino taxane ah. Goor dhow.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured