Sawiirkii ugu Xiisaha Badnaa Todobaadkan oo Noqday Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi oo ay Hareero-taagan Yihiin Miiddii aqoonyahanada ugu Miisaanka Culus Geyiga Somaliland Jamaal Cali Xuseen iyo Prof. Axmed Ismaacil Samatar + Doodihii Xiisaha lahaa ee dhex-maray Taageerayaasha labada Xisbi ee loolanka adaggi ka dhexeeyo ee Waddani iyo Kulmiye "Isku Rakaab ma nihin".

0
Thursday October 05, 2017 - 01:56:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiirkii ugu Xiisaha Badnaa Todobaadkan oo Noqday Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi oo ay Hareero-taagan Yihiin Miiddii aqoonyahanada ugu Miisaanka Culus Geyiga Somaliland Jamaal Cali Xuseen iyo Prof. Axmed Ismaacil Samatar + Doodihii Xiisaha lahaa ee dhex-maray Taageerayaasha labada Xisbi ee loolanka adaggi ka dhexeeyo ee Waddani iyo Kulmiye "Isku Rakaab ma nihin".

    Sawiirkii ugu Xiisaha Badnaa Todobaadkan oo Noqday Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi oo ay Hareero-taagan Yihiin Miiddii aqoonyahanada ugu Miisaanka Culus Geyiga Somaliland Jamaal Cali Xuseen iyo Prof. Axmed Ismaacil Samatar + Doodihii Xiisaha lahaa ee d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawiirkii ugu Xiisaha Badnaa Todobaadkan oo Noqday Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi oo ay Hareero-taagan Yihiin Miiddii aqoonyahanada ugu Miisaanka Culus Geyiga Somaliland Jamaal Cali Xuseen iyo Prof. Axmed Ismaacil Samatar + Doodihii Xiisaha lahaa ee dhex-maray Taageerayaasha labada Xisbi ee loolanka adaggi ka dhexeeyo ee Waddani iyo Kulmiye "Isku Rakaab ma nihin".

Hargeysa(Xogreebnews)-Muuqaalka Sawiirkii ugu xiisa iyo xamaasadda badnaa todobaadkan, ayaa noqday Sawiirka Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi, oo ay hareera-taagan yihiin labada aqoonyahan, Siyaasi ee Jamaal Cali Xuseen iyo Prof. Axmed Ismaacil Samatar.

Sawiirka saddexdan Siyaasi, ayaa mar keliya wada-qabsadday barraha Bulshaddu ku xidhiidho, sida Facebook iyo sidoo kale Baraha kale ee lagu kulmo. Waxana ujeedada ugu weyn ee xiisaha gaarka ah u yeeshay Sawiirkan ay tahay inuu Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ka rakaab wanaagsanaadday Xisbiga tartanka adag kula jira ee Waddani. Waxana doodaha sawiirka ku labaan kamid ah inaanu Xisbiga Waddani haysan labada aqoonyahan shaqsiyaad u dhigmaa oo ka tirsan Xisbigaas, oo ay taageerayaasha Kulmiye ku eedeynayaan inay iskugu urureen Siyaasiyiin xilal soo qabtay, isla markaana musuq-maasuq iyo maamul xumo lagu eedeynaayo.

Hase-yeeshee Sawiirkan waxay ku sheegaan inuu Murashax Muuse Biixi Cabdi, haysto aqoonyahano ka iibsamaaya, kuwasoo hadhowna kamid noqon doonaa Xukuumaddiisa dadka la saadaalinaayo inay ahaan doonaan garbaha Xukuumadda uu soo dhisi doono, teeda kale waxa sawiirka doodaha laga dhiibtay kamid ah, in labada aqoonyahan ee hareero taagan Murashaxa Kulmiye yihiin laba shaqsi oo aqoontu biyo dhigtay, kuwasoo ah dadka ugu qiimaha badan Siyaasiyiinta midkastaana saameyn gaar ah oo shaqsiyadeed uu leeyahay.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured