Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Xilal u Magacaabay Siyaasiyiinta Cabdicasiis Samaale iyo Axmed Muumin Seed iyo....

0
Saturday October 07, 2017 - 01:01:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1446
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Xilal u Magacaabay Siyaasiyiinta Cabdicasiis Samaale iyo Axmed Muumin Seed iyo....

    Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Xilal u Magacaabay Siyaasiyiinta Cabdicasiis Samaale iyo Axmed Muumin Seed iyo....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Xilal u Magacaabay Siyaasiyiinta Cabdicasiis Samaale iyo Axmed Muumin Seed iyo....

XISBIGA MIDNIMADA IYO HOURMARKA JSL EEKULMIYE

Ref. No:XK / XGX / 0042272 / 2017 October 6th, 2017

Ku: Cabdicasiis Maxamed Samaale =Hargeisa =

Ku:Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan=Hargeisa =

Ku: Cabdikariim Axmed Maxamed =Hargeisa =

Ku: Ibraahim Daahir Dubad =Hargeisa =

Ku: Axmed Muumin Seed =Hargiesa =

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE = Hargeisa =

Ujeeddo:Magacaabista Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE.

 

Xisbiga KULMIYE isaga oo aqoonsan muhiimadda ay Muraaqibiinta Xisbigu u leeyihiin hufnaanta Doorashada Madaxtooyada ee soo socota, waxa uu magacaabayGuddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE. Xubnaha Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE waxa ay kala yihiin:

1.Cabdicasiis Maxamed Samaale - Guddoomiye

2.Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan – Guddoomiye Ku Xigeen

3.Cabdikariim Axmed Maxamed

4.Ibraahim Daahir Dubad

5.Axmed Muumin Seed

Guddidani waxa ay masuul ka yihiin diyaarinta, tababarka iyo maamulka muraaqibiinta iyo goob-joogayaasha Xisbiga KULMIYE. Waxa kale oo ay masuul ka yihiin adeegsiga farsamada cariga ah ee IT-ga iyo xog ururinta (Data Collection).

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Email:kulmiyepartychairman@gmail.com

Telephone: +25263 4026659, +25263 4093555,

Sha’ab Area, Hargeisa, Somaliland Republic.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured