Gudida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Casho-sharaf Kusoo Sabootiyey Gudoomiyaha Xisbiga ee North America Mustafe Cabdi Cartan oo Magaaladda Hargeysa oo Cago-dhigan Doona Arbacada 11-ka Bishan iyo Munaasibad ballaadhan oo lagu soo Amba-bixiyey oo Ka dhacday Toronto…

0
Monday October 09, 2017 - 21:11:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Casho-sharaf Kusoo Sabootiyey Gudoomiyaha Xisbiga ee North America Mustafe Cabdi Cartan oo Magaaladda Hargeysa oo Cago-dhigan Doona Arbacada 11-ka Bishan iyo Munaasibad ballaadhan oo lagu soo Amba-bixiyey oo Ka dhacday Toronto…

    Gudida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Casho-sharaf Kusoo Sabootiyey Gudoomiyaha Xisbiga ee North America Mustafe Cabdi Cartan oo Magaaladda Hargeysa oo Cago-dhigan Doona Arbacada 11-ka Bishan iyo Munaasibad ballaadhan oo lagu soo Amba-bixiyey oo Ka dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Casho-sharaf Kusoo Sabootiyey Gudoomiyaha Xisbiga ee North America Mustafe Cabdi Cartan oo Magaaladda Hargeysa oo Cago-dhigan Doona Arbacada 11-ka Bishan iyo Munaasibad ballaadhan oo lagu soo Amba-bixiyey oo Ka dhacday Toronto…

Canada(Xogreebnews)-Guddida Toronto ee Xisbiga Kulmiye, ayaa xalay Casho sharaf kusoo sabootiyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America md. Mustafe Cabdi Cartan Iyo iyo afhayeenka xisbiga ee Canada Dr Mohamud Ducaale, oo usoo ambabaxaayey dalka Jamhuuriyadda Somaliland, si uu uga qaybqaato doorashada dalka ka dhacaysaa 13-ka bisha November ee fooda inaggu soo haysaa.

Masuuliyiin xilal kala duwan ka hayaa Laamaha Xisbiga Kulmiye ee North America, Taageerayaal iyo Siyaasiyiin miisaan culus, ayaa kulanka cashada ah, ka jeediyey weedho ay kusii sabootinayaan Gudoomiyahooda Xisbiga Kulmiye ee North America oo dhan Md. Cartan, kuwasoo duco iyo dardaaran, iskaga daba maray hadalka. Munaasibada cashada oo ahayd mid si heer caalami ah loo soo qaban-qaabiyey, ayaa waxay ahayd mid ilyartu isqabatay.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America Mustafe Cabdi Cartan, ayaa hadii eebbe Idmo Gegedida Diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa soo cago-dhigan doonaa Maalinta Arbacada 11-/1-/2017-ka saacaddu markay tahay 10-ka Subaxnimo, waxana madaarka Hargeysa kusoo dhoweyn doonaa Masuuliyiin sare oo kamid ah hoggaanka saree ee Xisbiga Kulmiye iyo sidoo kale madax ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo weliba Taageerayaal iyo asxaab tiro badan badan oo kale.

Halkan hoose ka Daawo Sawiiradda Kulankii cashada ahaa ee lagu soo sabootiyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America Mustafe Cabdi Cartan.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured