Abwanka Weyn ee Xildhibaan Jaamac Riyo oo Soo Saaray Hees Muuse Biixi Codkaaga si ah..."laba laysku'dherershoo- isudhiganta' maahee- dhibta'' iyo duruufii- kaa kula' dhadhamiyaa-danta'' dheelitirayoo- mudan--inaad' udhiibtee. codku''Muuse''haw dhaco".

0
Wednesday October 18, 2017 - 01:43:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3587
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwanka Weyn ee Xildhibaan Jaamac Riyo oo Soo Saaray Hees Muuse Biixi Codkaaga si ah..."laba laysku'dherershoo- isudhiganta' maahee- dhibta'' iyo duruufii- kaa kula' dhadhamiyaa-danta'' dheelitirayoo- mudan--inaad' udhiibtee. codku''Muuse''haw dhaco".

    Abwanka Weyn ee Xildhibaan Jaamac Riyo oo Soo Saaray Hees Muuse Biixi Codkaaga si ah..."laba laysku'dherershoo- isudhiganta' maahee- dhibta'' iyo duruufii- kaa kula' dhadhamiyaa-danta'' dheelitirayoo- mudan--in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwanka Weyn ee Xildhibaan Jaamac Riyo oo Soo Saaray Hees Muuse Biixi Codkaaga si ah..."laba laysku'dherershoo- isudhiganta' maahee- dhibta'' iyo duruufii- kaa kula' dhadhamiyaa-danta'' dheelitirayoo- mudan--inaad' udhiibtee. codku''Muuse''haw dhaco".
HEES CUSUB "DHACDO" IYO ABW. JAMAC RIYO
Heestan oo caawa daawaha laga soo qaaday magaceedana la dhaho DHACDO waxa alifay Abwaanka Wayn Jamac Riyo, kuna cabiray saadaasha siyaasadeed iyo halka ay danta bulshadu ku jirto, isagoo tilmaan iyo tusaalayn shacabka faray.
dhacdadii'' qadhaadhnayd-halyeygii''ubabacdhigay-
dhumucdii'' cadaawaa-
taariikh'' dheg xumaliyo-
ninka yidhi'' dhareecadan-
dhimashaa'' kadoor'roon-
ee' dhiiri dirirkii-
dhacsigii ku libin helay -
iyo' dhoof kunabadgale-
qurbahayska' dhiiboo-
dhexda' gaajo' ugu xidhin-
marna''oon ladholon dholin-
marna''dhibic ku helin debed
dhaxan'' iyo' dabayl lali
Geyi kale''udhalashaa--
maantana' dhulkaw yimi-
inuu dhaanka 'kuu raro-
laba laysku'dherershoo-
isudhiganta' maahee-
dhibta'' iyo duruufii-
kaa kula' dhadhamiyaa-
danta'' dheelitirayoo-
mudan--inaad' udhiibtee.
codku''Muuse''haw dhaco-
Allaa Mahadleh.
abwaan. Jaamac Faarax Axmed (jamac riyo).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured