"..Waar bal ka cid khiyaamo ku eedeynaya eega indho adayga iyo kuwa ku amaanaya. Waar miyaanu ahayn kaynu ogeyn Ee bilaa qawlka ah...Iga wale waa Waraabe gogladay. Bulshadeenu daahiyo, inta ay daboolweyn, doqonkii ku dedayaan, diga roganba maynee, aayaha danbeetiyo, halku doqon wakhtigu dhigo, taariikhdaan u daynoo, diiwaanka wuu geli". W/Q Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

0
Friday October 20, 2017 - 17:21:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1682
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Waar bal ka cid khiyaamo ku eedeynaya eega indho adayga iyo kuwa ku amaanaya. Waar miyaanu ahayn kaynu ogeyn Ee bilaa qawlka ah...Iga wale waa Waraabe gogladay. Bulshadeenu daahiyo, inta ay daboolweyn, doqonkii ku dedayaan, diga roganba maynee, aayaha danbeetiyo, halku doqon wakhtigu dhigo, taariikhdaan u daynoo, diiwaanka wuu geli". W/Q Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

    "..Waar bal ka cid khiyaamo ku eedeynaya eega indho adayga iyo kuwa ku amaanaya. Waar miyaanu ahayn kaynu ogeyn Ee bilaa qawlka ah...Iga wale waa Waraabe gogladay. Bulshadeenu daahiyo, inta ay daboolweyn, doqonkii ku dedayaan, diga roganba mayne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"..Waar bal ka cid khiyaamo ku eedeynaya eega indho adayga iyo kuwa ku amaanaya. Waar miyaanu ahayn kaynu ogeyn Ee bilaa qawlka ah...Iga wale waa Waraabe gogladay. Bulshadeenu daahiyo, inta ay daboolweyn, doqonkii ku dedayaan, diga roganba maynee, aayaha danbeetiyo, halku doqon wakhtigu dhigo, taariikhdaan u daynoo, diiwaanka wuu geli". W/Q Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
Doorashaddii 2010 kii Ee madaxtinimadda Bishii June ayaa saddexdii murashax ay BBC du mid walba weydiisay sida uu dalka u xukumayo; Faysal Cali Waraabe waxa laga hayaa:
In yar Oo Diin ah, In yar Oo dimuqraadiyad ah, iyo in yar Oo Scandanivian ah ayaanu dadka iskugu daraynaa walaalayaal inshalllalahu tacaala” kkkk tii way ka socon waydoo waa kii dhacay. Haddaba xalayto lacago ayuu qaybinaayey $35 ayuu xataa Ciyaalka iskuuladda u qaybinaayey; weli mar qudha lama weydiin halkuu lacagta ka keenaayo. Dooddii xalay qalad iyo saxba way lahayd. Kolay fikradayda waan ka qori laakiin markii Ugu danbeysay Ee uu shakhsi weerarka sameeyey ninkii lahaa UCID baan murashax u Ahay Ee uu Cirro ku eedeeyey khiyaamada iyo danaysiga runtii waxay ahayd in la siiyo Cirro si uu isku difaaco, lana xasuusiyo kii daldalmaayey inuu qalad galay; Anigu qosol baaban la jeestoo waxaan idhi waar bal ka cid khiyaamo ku eedeynaya eega indho adayga iyo kuwa ku amaanaya. Waar miyaanu ahayn kaynu ogeyn Ee bilaa qawlka ah ayaa dadka u sheeganaya born leader ayaan ahay; Iga wale waa Waraabe gogladay. Bulshadeenu daahiyo, inta ay daboolweyn, doqonkii ku dedayaan, diga roganba maynee, aayaha danbeetiyo, halku doqon wakhtigu dhigo, taariikhdaan u daynoo, diiwaanka wuu geli.
W/Q Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured