Magaaladda Hargeysa oo si weyn looga darreemayo Dhaq-dhaqaaqyo loogu soo Dhoweynaayo Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse)

0
Tuesday October 24, 2017 - 20:43:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaaladda Hargeysa oo si weyn looga darreemayo Dhaq-dhaqaaqyo loogu soo Dhoweynaayo Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse)

    Magaaladda Hargeysa oo si weyn looga darreemayo Dhaq-dhaqaaqyo loogu soo Dhoweynaayo Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaaladda Hargeysa oo si weyn looga darreemayo Dhaq-dhaqaaqyo loogu soo Dhoweynaayo Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse)

Canada (Xogreebnews)-Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse), ayaa usoo xadhko xidhay inuu door-lexaad leh ka ciyaaro oloollaha doorashada Madaxtooyadda oo ka qabsoomi doonta guud ahaan dalka Somaliland 13-ka Novomber.

Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse), oo dalkiisa Hooyo ee Somaliland kusoo jeeda Maalinta Aaxadda 29-ka, ayaa waxa Magaaladda Hargeysa laga dareemaya dhaqdhaqaaqyo lagu soo dhoweynaayo Siyaasi Axmed Cali Sabeyse, waxana la filaya inay soo dhoweyntiisa ka qayb qaadan doonaan hoggaanka sarre ee Xisbiga Kulmiye, Siyaasiyiin sare iyo weliba masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye.

Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse), ayaa ah xubin aad u firfircoon, kaasoo ah odayga laf dhabarka u ah wada shaqeynta guddidiyadda Xisbiga Kulmiye ee North America, iyo sidoo kale Canada. Si kastaba ha ahaatee, waxa magaaladda Hargeysa lagu dhex arkayey goobo lagu dhejiyey sawiirada Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse), kaasoo halku dhigyo looga dhigay kusoo dhowow dalkaaga Hooyo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured