Daawo Xogreeb Tv: Mawjado Taageerayaasha Waddani ee Burco ah oo Maalintooda Afraad ee Ololaha Isu-soobax Layaab leh Muujiyey & Hadallada Masuuliyiinta

0
Wednesday November 01, 2017 - 19:28:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Mawjado Taageerayaasha Waddani ee Burco ah oo Maalintooda Afraad ee Ololaha Isu-soobax Layaab leh Muujiyey & Hadallada Masuuliyiinta

    Daawo Xogreeb Tv: Mawjado Taageerayaasha Waddani ee Burco ah oo Maalintooda Afraad ee Ololaha Isu-soobax Layaab leh Muujiyey & Hadallada Masuuliyiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Mawjado Taageerayaasha Waddani ee Burco ah oo Maalintooda Afraad ee Ololaha Isu-soobax Layaab leh Muujiyey & Hadallada Masuuliyiinta

Burc(Xogreebnews):- Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ee ku dhaqan magaalo-madaxda gobolka Togdheer ee Burco, ayaa isu soobax la yaable muujiyey Maanta oo ahayd maalinta afraad ee ololaha doorashada Madaxtooyada uu u lahaa Xisbiga Waddani, iyaga oo Taageerayaal Lug iyo Gaadiid-ba ku yimi Fagaaraha Khayriyada Burco ay halkaas Khudbado kala duwan uga jeediyeen Masuuliyiinta, Siyaasiyiinta iyo Musharraxa Madaxweynaha Xisbigaas Cabdiraxmaan-Cirro oo isu-soobaxa Arbacada Maanta kaga qaybgalay Burco.

TAAGEERAYAASHA XISBIGA WADDANI EE MAGAALADA BURCO WAREEGGOODA AFRAAD 2017

Waxaannu Isu-soobaxa Layaabka leh ee ay Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani u muujiyeen Reer Burco Maanta, waxaannu iyadoo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:- 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured