Xubnaha Ugu Cad-cad ee Lafilayo Inay Kamid Noqdaan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi .

0
Wednesday November 29, 2017 - 15:23:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubnaha Ugu Cad-cad ee Lafilayo Inay Kamid Noqdaan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi .

    Xubnaha Ugu Cad-cad ee Lafilayo Inay Kamid Noqdaan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Ugu Cad-cad ee Lafilayo Inay Kamid Noqdaan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi .
Hargeysa(Xogreebnews)- Madaxweynaha cusub ee shacabka reer Somaliland doortay Madaxweyne Muuse Cabdi, ayaa la filayaa labada todobaad ee fooda inagu soo haya inuu soo dhiso Xukuumaddiisa Cusub, taasi oo la sheegay in tahay ah mid kooban, balse tayadeeda lafilayo in ay sarayso.
Sidaas daraadeed waxaanu halkan idinku soo gudbin-doonaa akhrirstayaashayada sharafta badan leh, siyaasiyiinta lafilayo inay safka hore ka geli-doonaan Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa kamid Siyaasi Cabdiraxmaan Cawil Xasan oo isagu halgan-dheer ay soo wada galeen Madaxweyne Muuse Biixi tan iyo maalintii uu golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE u doortey Muuse musharax Xisbigaasi,sidoo kalena ahaa  shaqsiyaadkii ugu cad-cadaa gudidii kaanbaynga Xisbiga KULMIYE ee gobolka saaxil, kaasi oo iskaga dab-qaadayey jiida u dhaxaysa gobolada Saaxil iyo maroodijeex.


Siyaasi Cabdiraxmaan Cawil Xasan, ayaa ah shaqsiyaadka sida weyn loogu saadaalinayo inuu darafka hore ka yahay Xubnaha ugu horeeya ee uu qalinka ku duugidoono Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi cabdi , wallow aanay wararka aanu ka helnay hoggaamiyaha Cusub ee Qaranka Somaliland Muuse Biixi  aanay si toos ah daaha uga qaadin mansabka ama xilka loo  magacaabayo siyaasi Cabdiraxmaan Cawil Xasan,haseyeeshee Xoguhu waxay iftiimiyeen inuu yahay xilka loo magacaabaya mansab wasiirnimo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured