Wasiirka Biyaha S/land Xuseen Cabdi Boos Lugaha Kula Jira Bad-weyn Musuq-maasuq, Baxsi Iyo Dhuumasho Miciin-biday

0
Tuesday December 05, 2017 - 02:42:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1739
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Biyaha S/land Xuseen Cabdi Boos Lugaha Kula Jira Bad-weyn Musuq-maasuq, Baxsi Iyo Dhuumasho Miciin-biday

    Wasiirka Biyaha S/land Xuseen Cabdi Boos Lugaha Kula Jira Bad-weyn Musuq-maasuq, Baxsi Iyo Dhuumasho Miciin-biday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Biyaha S/land Xuseen Cabdi Boos Lugaha Kula Jira Bad-weyn Musuq-maasuq, Baxsi Iyo Dhuumasho Miciin-biday
Hargeysa(Xogreebnews)-Sida Ay Sheegeen Illo Xog-Ogaal Ahi, Wasiirka wasaaradda biyaha, Ayaa la sheegay inuu Sheer Kula gallay Lacag Loogu Tallo galay Mashruuca Biyo Balaadhinta gobolka Moaroodi-jeex, Waxana xogguhu tibaaxeen inuu Ku Shubtay Lacagtaasi Bangi Ku Yaala Dalka Kenya.
Wasiir Xuseen Cabdi Boos Ayaa La Sheegay In Baryahan Danbe Lagu Helay Musuq Maasuq Balaadhan Oo Wasaaradiisa Fadhiisiyay .
Sidoo Kale Waxaa Dabagal Balaadhan Ku haya Gudiga Dabagalka Hantida Dawlada Waxaana Lagu Helay Raadad Badan Oo Cadayn U Ah Boobka hantida Dawlada Iyo Dhacab Shacbiga Tabaalaysan Ee Somaliland.
Wasaarada khayraadka Biyaha Somaliland Ayaa Fadhiid Ahayd Tan Iyo Markii Loosoo Magacaabay Masuulkan Boobka Ku Haya Hantidii Ay Lahayd Wasaaradaasi
Hore Waxaa Wasiir Ugasoo Noqday Wasaarada Biyaha Somaliland Ex Wasiir Baashe Cali Jaamac Oo Ay Isku Beel Kasoo Jeedaaan Balse Ku Caaan Baxay Maamul Wanaaga Iyo Habsami Usocodka Shaqada Wasaaradaasi
Si Kastaba Ha Ahaatee Masuulkan Oo Lagu Helay Musuq Baahsan Ayaa La Sheegay Inuu Mudooyinkii Udanbaysay Baxsad Ku Jiray, Isla Markaana Uu Baadi goobayo Sidii Uu Dalka Uga Bixi Lahaa
Dhanka kale Waxaa Nasoo Gaadhay Qaar Kamida Waraaqihiii Uu Ku Saxeexay Lacagaha Uu Lunsaday Iyo Cadaymo Rasmi Ah Oo Uu Sheegay Inuu Isagu Dalka Markuu yimid Kadib Sheerar Kula Galay Qaar Kamida Shirkadaha Laga Leeyahay Dalka
Dhawaaan Fillo saxeexa Lacagahaasi Iyo Baananka Uu Ku Shubtay Hantida Dawlada Iyo Muuqaalo Cadayn Ah.
W/Q abdiqani abdilaahi shiikh



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured