Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Guddi U Magacaabay Xil-wareejinta xilliga kala-guurka ah

0
Wednesday December 06, 2017 - 19:45:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Guddi U Magacaabay Xil-wareejinta xilliga kala-guurka ah

    Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Guddi U Magacaabay Xil-wareejinta xilliga kala-guurka ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Guddi U Magacaabay Xil-wareejinta xilliga kala-guurka ah
Hargeysa(Xogreebnews)-Kadib markii aan la tashaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
Kadib markaan xaqiiqsaday muhiimadda xilliga kala-guurka ah; waxa aan u magacaabay xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin in ay noqdaan Guddida Xil-wareejinta xilliga Kala-guurka ah. Xubnaha Guddidu waxa ay kala yihiin:
1. Dr. Sacad Cali Shire – Guddoomiye 
2. Maxamed Kaahin Axmed - Xubin 
3. Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon - Xubin 
4. Maxamuud Xaashi Cabdi - Xubin 
5. Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare - Xubin 
6. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar - Xubin 
7. Eng. Xuseen Ibraahim Xasan Buuni– Xubin 
8. Eng. Ibraahim Daahir Dubad - Xubin 
9. Yuusuf Maxamed Cabdi - Xubin
Masuuliyadda Guddida Xil-wareejinta Xilliga Kala-guurku waa diyaarinta iyo hagista dhammaan hawlaha xil-wareejinta xilliga kala-guurka ah iyo goobta xil-wareejinta. Muddada xilka Guddidu waxa uu ku kooban yahay ilaa maalinta xil-wareejinta.
ALLAA MAHAD LEH



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured