Xisbiga Waddani Muxuu ka yidhi Mawqifkiisa ku aaddan Arrinta Qudus?

0
Monday December 11, 2017 - 19:03:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Muxuu ka yidhi Mawqifkiisa ku aaddan Arrinta Qudus?

    Xisbiga Waddani Muxuu ka yidhi Mawqifkiisa ku aaddan Arrinta Qudus?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani Muxuu ka yidhi Mawqifkiisa ku aaddan Arrinta Qudus?

Hargeysa (Xogreebnews):- Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa waxaa uu si adag uga hadley xaalada Magaalada Qudus oo dhawaan dalka Mareykanku u aqoonsadey in ay tahay caasimada Yuhuuda,Waxaana uu sidoo kale uu si cad u sheegay in ku dhawaaqista go,aankaas Mareykanka ay u fudeydiyeen dawlado Islaam ah isla markaana carab ah kuwaas oo ilaashanaya kursigooda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka:-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured