Akhri Beelahay Ay kasoo Kala Jeedan golaha Wasiiradda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Beelo uu Siiyey Sad-bursiimo, kuwo laga waayey Awooda Jeegaanta si weyn uga dhex Muuqata

0
Thursday December 14, 2017 - 15:56:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri Beelahay Ay kasoo Kala Jeedan golaha Wasiiradda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Beelo uu Siiyey Sad-bursiimo, kuwo laga waayey Awooda Jeegaanta si weyn uga dhex Muuqata

    Akhri Beelahay Ay kasoo Kala Jeedan golaha Wasiiradda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Beelo uu Siiyey Sad-bursiimo, kuwo laga waayey Awooda Jeegaanta si weyn uga dhex Muuqata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhri Beelahay Ay kasoo Kala Jeedan golaha Wasiiradda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Beelo uu Siiyey Sad-bursiimo, kuwo laga waayey Awooda Jeegaanta si weyn uga dhex Muuqata
Hargeysa (Xogreebnews.com) -Waxaa ay halkan idinku soo
gudbin doonta wasiirada uu maanta magacaabey madaxweyne Muuse Biixi iyo wasiir ku xigeenada qabiilada ay ka soo kala jeedan iyo inta wasiir ee uu beel walba siyey
1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah -- Ciise Muuse
2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada --- Jaamac Siyaad / Dhul Bahante
3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta --- Samaroon
4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha --- Reer Daahir / Habar Jeclo
5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga ---- Warsan Gali
6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada -- Ciidagale
7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada -- Ciise
8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta --- Reer Adan / Arab
9. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha --- Habar Cafaan / Samaroon
10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud --- Dhulbahante
11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha --- Habar Yoonis
12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha -- Jibriil Abakor /Sacad Muuse
13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga --- Jiriil Yoonis / Makaahiil / Samaroon
14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada --- Reer Yoonis / Habar Jeclo
15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga -- Guulane / Arab
16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga -- Biciide / Habarjeclo
17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta -- Makaahiil / Sacad Muuse
18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka ---- Cali Siciid / Habaryoonis
19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha ---- Nuur Axmed /
Dhulbahante
20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta --- Habarjeclo
21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka --- Ciise Muuse
22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha -- Habarjeco
23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka -- Habaryoonis
Wasiir Ku Xigeenada
1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada -- Subeer Celi / Arab
2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha -- Sacad Muuse
3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta -- Ciidagale
4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha -- Ayuub
5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada -- Toljecle
6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta -- Gabooye
7. Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada --- Ciidagale
8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka -- Habar Jeclo
9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka ----
Tiraada Guud
Habar Jeclo Shan Wasiir
Habar Yoonis Saddex Wasiir
Arab Laba Wasiir
Ciise Muuse Laba Wasiir
Sacad Muuse Laba Wasiir
Ciidagale Hal Wasiir
Dhul Bahante Saddex Wasiir
Samaroon Laba Wasiir
Ciise Hal Wasiir
Warsangali Hal Wasiir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured