Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi oo Bedelay Midabkii Shaambada Madaxtooyadd, Kana Dhigay Midka Dhiiga Casan, oo Dookhiisa Shaambada oo Aan Dunida Xafiis Ku Shaqeeya lagu Arag...habka Waraaqaha oo iyana Khad cusub loo bedelay....

0
Friday December 15, 2017 - 04:58:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi oo Bedelay Midabkii Shaambada Madaxtooyadd, Kana Dhigay Midka Dhiiga Casan, oo Dookhiisa Shaambada oo Aan Dunida Xafiis Ku Shaqeeya lagu Arag...habka Waraaqaha oo iyana Khad cusub loo bedelay....

    Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi oo Bedelay Midabkii Shaambada Madaxtooyadd, Kana Dhigay Midka Dhiiga Casan, oo Dookhiisa Shaambada oo Aan Dunida Xafiis Ku Shaqeeya lagu Arag...habka Waraaqaha oo iyana Khad cusub loo bedelay....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi oo Bedelay Midabkii Shaambada Madaxtooyadd, Kana Dhigay Midka Dhiiga Casan, oo Dookhiisa Shaambada oo Aan Dunida Xafiis Ku Shaqeeya lagu Arag...habka Waraaqaha oo iyana Khad cusub loo bedelay....
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa wax weyn kii bedelay hanaanka shaqo ee qasriga Madaxtooyadda, sidoo kalena waxa uu kusoo kordhiyey nidaam aan weli dunida lagu arag Dawlad Ku shaqaysaa.
Madaxweynaha cusub oo xilka loo dhaariyey 13-ka bishan December, isla markaana shaqadiisii koowaad ee qaranka bilaabay 14-ka bishan, ayaa bedelay Saxeexii iyo Shaambadii u Madaxweynaha ee  taalay qasriga Madaxtooyadda, oo midabkeedu ahaa Bulug, iyadoo Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi uu Maanta soo samaystay Shaambad cusub oo Midabkeedu u eg yahay Dhiig, isla markaana ah casaan.
Midabkan casaanka ah ee shaam badaha ayaan weli lagu arag Dunida meel lagaga shaqeeyo, marka laga reebo, Xawaaladaha Lacagta iyo Baananka oo isticmaala marka ay bixiyaan lacagta ama jeega qalin cas Mariya marka uu baxo.
Waxa kaloo layaab leh, uu iyadduna xusid mudan inuu waxka bedelay Madaxweyne Muuse Biixi muqaalka waraaqaha wax laga akhriyo, isagoo ay xafiiskiisa kasoo baxday waraaqo muuqaalkoodu yahay khadka Liinta ama Orig. La  ogga sababta keentay inuu Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi degdeg ugu bedelo hanaanka shaqo, isla markaana dookhiisa Shaambada uu kusoo xusha mid aan la isticmaalin ama maadaal fiican ahayn, midabka casaanka ayaa ah khad aan nabada iyo marwaaqada loo isticmaalin, hase yeeshee waa Dhiig Midabkaa casi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured