Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweyne Muuse Biixi oo Noqday Masuul Awood Badan oo Wax Magacaba iyo Kooxo Dhalinyaro ah oo u Ku Biyo-dhiciyey Golaha Xukuumadda cusub Mubarak Ismail Tani Iyo Dhalintiisi Sonyo Warbixin.

0
Friday December 15, 2017 - 06:29:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweyne Muuse Biixi oo Noqday Masuul Awood Badan oo Wax Magacaba iyo Kooxo Dhalinyaro ah oo u Ku Biyo-dhiciyey Golaha Xukuumadda cusub Mubarak Ismail Tani Iyo Dhalintiisi Sonyo Warbixin.

    Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweyne Muuse Biixi oo Noqday Masuul Awood Badan oo Wax Magacaba iyo Kooxo Dhalinyaro ah oo u Ku Biyo-dhiciyey Golaha Xukuumadda cusub Mubarak Ismail Tani Iyo Dhalintiisi Sonyo Warbixin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweyne Muuse Biixi oo Noqday Masuul Awood Badan oo Wax Magacaba iyo Kooxo Dhalinyaro ah oo u Ku Biyo-dhiciyey Golaha Xukuumadda cusub Mubarak Ismail Tani Iyo Dhalintiisi Sonyo Warbixin.
Hargeysa(Xogreebnews)-Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi, ayaa saameyntii ugu weynayd Ku yeeshay Magacaabista golaha Xukuumadda Cusub ee lagu dhawaaqay 14-kii bishan Shalay.
Mubarak Ismail Taani, oo hore usoo noqday Gudoomiyihii ururka Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo, isla markaana markii dambe baabiyey una gacan geliyey Xukuumaddii hore ee Kulmiye, ayaa muddo saddex sanno ah, waxa uu ahaa xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha cusub Muuse Biixi, kasoo saameyn weyn Ku yeeshay dabeecadaha iyo shaqsiyada Madaxweyne Muuse Biixi.
Haddaba, Wararka laga helayo Magacaabistii Golaha Wasiirada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ku dhawaaqay Shalay, oo ay tayadeeda si weyn uga wis-wiseen shacabweynihii Codka aqlabiyada ah Ku doortay Madaxweynaha cusub, ayaa tibaaxay inuu door weyn magacaabista shaqsiyaad kamid Ku lahaa xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Mubarak Ismail Tani kasoo sida xoggaha shabakada Xogreebnews heshay tibaaxeen isaggu qoray ama Madaxweynaha cusub Ku dhiiri geliyey magacaabista shan Wasiir iyo Ku xigeeno dhalinyaro ah, kuwasoo ay Mubarak Ismail Tani kasoo wada shaqeyn jireen Ururkii Dhalinyarada ee Sonyo.
La soco qaybaha Dambe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured