Baratakool Xumadii Shirkii Golaha Wasiiradda Cusub iyo Khalkhalintii Wiilka Madaxweyne Muuse Biixi Adeerka u yahay

0
Saturday December 16, 2017 - 19:20:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baratakool Xumadii Shirkii Golaha Wasiiradda Cusub iyo Khalkhalintii Wiilka Madaxweyne Muuse Biixi Adeerka u yahay

    Baratakool Xumadii Shirkii Golaha Wasiiradda Cusub iyo Khalkhalintii Wiilka Madaxweyne Muuse Biixi Adeerka u yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baratakool Xumadii Shirkii Golaha Wasiiradda Cusub iyo Khalkhalintii Wiilka Madaxweyne Muuse Biixi Adeerka u yahay

Hargeysa(Xogreebnews)-Iyadoo Madaxweynaha cusub ee Somaliland Maanta shir-kiisii koowaad la yeeshay golaha wasiirada cusub ee Xukuumadiisa, isla markaana waxa ay halkaas xukuumadda cusub ku dhex-martay is-baraasho iyo aajandayaal madaxweynuhuu ku faray bartaas.

Haddaba, waxa wax laala yaabo in wiilka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi adeerka u yahay, isla markaana is-bidaya inuu noqdo shaqsi ku shaqeystaa shaadhka Madaxweynuhuu, inuu madasha shirkuu ka dhacaayey ka sameeyey falal baratakool xumo, isagoo isku dayey inuu shirka gudaha usoo galo, taasoo uu marar badan khalkhaliyey waqtigii shirku socday. Arrinkaasoo ahaa mid ka baxsan anshaxa iyo baratakool.

Sidoo kale, waxa layaab leh, inuu xoghayaha isu-dhigayey inuu yahay madaxweyne, inuu mid mid ugu yeedhayey dhalinyaro wasiiro ah oo u soo xulistooda doorku lahaa, kuwasoo aan la garanayn waxa uu ka dhaadhicinayey shirka dibeda looga soo baxay. La soco.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured