Gacan-yaraha Madaxweyne Muuse Biixi Adeerka u yahay oo Todobaad Gudihii Sharaftii iyo Karaamadii Madaxweynaha ku Bah-dilay + Kala Duwanaanshaha laba Digreeto oo Masuuliyiin Lagu Magacaabay Iyo Fadeexadaha Maamul + Dooda Baraha Bulshada Xukuumada Cusub.

0
Monday December 18, 2017 - 03:01:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gacan-yaraha Madaxweyne Muuse Biixi Adeerka u yahay oo Todobaad Gudihii Sharaftii iyo Karaamadii Madaxweynaha ku Bah-dilay + Kala Duwanaanshaha laba Digreeto oo Masuuliyiin Lagu Magacaabay Iyo Fadeexadaha Maamul + Dooda Baraha Bulshada Xukuumada Cusub.

    Gacan-yaraha Madaxweyne Muuse Biixi Adeerka u yahay oo Todobaad Gudihii Sharaftii iyo Karaamadii Madaxweynaha ku Bah-dilay + Kala Duwanaanshaha laba Digreeto oo Masuuliyiin Lagu Magacaabay Iyo Fadeexadaha Maamul + Dooda Baraha Bulshada Xukuumada Cusu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gacan-yaraha Madaxweyne Muuse Biixi Adeerka u yahay oo Todobaad Gudihii Sharaftii iyo Karaamadii Madaxweynaha ku Bah-dilay + Kala Duwanaanshaha laba Digreeto oo Masuuliyiin Lagu Magacaabay Iyo Fadeexadaha Maamul + Dooda Baraha Bulshada Xukuumada Cusub.
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayey durba gacan-yarayaashiisu ama xoghayihiisa khaaska ahi luggaha u geliyey khalkhal maamul iyo fadeexado la kowsaday magacaabistiisi koowaad iyo labaad.
Madaxweynaha ayaa todobaadkii hore waxa uu ku magacaabay golaha Xukuumadiisa Waraaq khadkeedu yahay Liimi, nidaam ahaanna ka turjumeysay maamul cusub, balse Khaladka weyn ee la socday magacaabistii hore, uu ahaa in Shaambadu ahayd mid cas oo Dhiig ah, taasoo dhalisay dood badan.
Khaladka iyo fadeexadda magacaabistan dambe, ayaa iyaddu ahayd tii u caawa ilaa Maanta ugu hadal haynta badnayd baraha Bulshadu ku xidhiidho ee Facebook, waxana dadku si weyn ula yaabeen, isla markaana ceeb iyo fadeexad ahayd in Warqada Madaxweynuhu ku magacaabay Maareeyaha Madaarada iyo Duilistu ahayd mid kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha iyaddoo bilaa Shaambad Madaxweyne ah, isla markaana aan lahayn wax lagu aqoonsado. Qodobka kale ee isna khaladka bulshadu u fasireen iyo in aqoondaro maamul hoos joogto Madaxweynaha, waxa ay ahayd in la bedelay Kalarkii waraaqihii hore ee Madaxweyne Muuse Biixi todobaadkii hore waxku nagacaabay, iyadoo loo bedelay Cadaan.
Haddaba khaladku ka iman Madaxweynaha sida Wararka lagu helaayo, hase-yeeshee waxa Farah kula jira Wiilka Madaxweynuhu adeerka u yahay ee gacan yaraha u ah, kaasoo aan lahayn aqoon maamul iyo mid xafiisbaa, sidoo kale gefefka Wiilka xoghaynta u ah Madaxweyne Muuse Biixi, waxa qorsheeyey arrimo badan oo sida la sheegay uu ku damacsan yahay inuu ku samaysto awood ka sokeysaa tan Madaxweynaha, taasoo uu ku talo jiro inuu ku shaqeysto shaadhka iyo awoodda Madaxweynaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured