Guddida Kulmiye ee Toronto oo Qabtay Munaasibad qaran oo loogu damaashadayo Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub iyo Xukuumadiisa...

0
Monday December 18, 2017 - 17:30:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Kulmiye ee Toronto oo Qabtay Munaasibad qaran oo loogu damaashadayo Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub iyo Xukuumadiisa...

    Guddida Kulmiye ee Toronto oo Qabtay Munaasibad qaran oo loogu damaashadayo Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub iyo Xukuumadiisa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Kulmiye ee Toronto oo Qabtay Munaasibad qaran oo loogu damaashadayo Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub iyo Xukuumadiisa...
Hargeysa(Xogreebnews)-Munaasibad balaadhan oo loogu damaashaadeyey caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ay soo qaban-qaabiyeen guddida Xisbiga Kulmiye ee Toronto, ayaa ka dhacday dalka Canada
Boqolaal Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Toronto iyo nawaaxigeeda, ayaa Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi halkaa uga soo jeediyey duco, Hambalyo iyo dardaaran balaadhan, kaasoo ku aadan hambalyada Xukuumadiisa cusub iyo xilka la saaray.
Waxa halkaa hadallo kala duwan iskaga dambeeyey Gudoomiyaha Kulmiye ee North America Mustafe Cabdi Cartan, Gudoomiyaha Kulmiye ee Toronto Yaasiin Cabdi Hassan , iyo sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye ee Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen iyo weliba masuuliyiin kale oo tiro badan.
Waxa kaloo madasha heeso Damaashaad ah ka qaaday Fanaanka Cabdirisaaq Alta, kaasoo qaaday Heeso ruxay Bulshadii Madasha timi, waxa Kaloo madasha kasoo qaybgalay Xisbiyada iyo dhamaan jaaliyada Somaliland ee dalka Canada la soco Warkan oo faahfaahsan goordhow.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured