Xubnaha Garabka Haweenka iyo Guddida Kulmiye ee Toronto oo Soo Qaban-qaabiyey Munaasibad Qaran oo Loogu Dabaal-degaayo Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub iyo Ku-xigeenkiisa

0
Monday December 18, 2017 - 18:50:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xubnaha Garabka Haweenka iyo Guddida Kulmiye ee Toronto oo Soo Qaban-qaabiyey Munaasibad Qaran oo Loogu Dabaal-degaayo Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub iyo Ku-xigeenkiisa

    Hargeysa(Xogreebnews)-Munaasibad balaadhan oo loogu damaashaadeyey caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ay soo qaban-qaabiyeen guddida Xisbiga Kulmiye ee Toronto, ayaa ka dhacday dalka Canada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)-Munaasibad balaadhan oo loogu damaashaadeyey caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ay soo qaban-qaabiyeen guddida Xisbiga Kulmiye ee Toronto, ayaa ka dhacday dalka Canada

Hargeysa(Xogreebnews)-Munaasibad balaadhan oo loogu damaashaadeyey caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ay soo qaban-qaabiyeen guddida Xisbiga Kulmiye ee Toronto iyo xubnaha garabka haweenka Kulmiye, ayaa ka dhacday dalka Canada. Boqolaal Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Toronto iyo nawaaxigeeda, ayaa Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi halkaa uga soo jeediyey duco, Hambalyo iyo dardaaran balaadhan, kaasoo ku aadan hambalyada Xukuumadiisa cusub iyo xilka la saaray. waxa halkaa dadweynaha kala hadlay Gudoomiyaha North America Mustafe Cabdi Cartan, Xoghayaha guud ee Canada Abdikariim Muuse.G/Xigeenka iyo gudoomiye ku-xigeenka garabka haweenka Xisbiga Kulmiye ee Toronto Marwo Fowsiya Mahamud Nuur.

munaasibada waxa soo qaban-qaabiyey, isla markaana qayb libaax ka qaatay  xubnaha garabka haweenka iyo xubno kamid ah guddida Toronto ee Kulmiye G/Xigeenka Garabka haweenka. Fowsiya Mahamud Nuur. G/Xigeenka Toronto. Shucayb C/laahi Xuseen. Iyo dhamaan xubnaha Garabka haweenka xisbiga kulmiye. Sahra Carab. Fowsiya Shino.Jawaahir Caananuug. Khadra Jaamac. Faisa Xaaji Gaydh. Ramla Cabdi Cali.Sacaada Cismaan Dheere, Afhayeenka Kulmiye Khaalid Cabdiraxmaan.

Waxa kaloo madasha heeso Damaashaad ah ka qaaday Al fanaan Cabdicasiis Iskalaaji, kaasoo qaaday Heeso ruxay Bulshadii Madasha timi, waxa Kaloo madasha kasoo qaybgalay Xisbiyada iyo dhamaan jaaliyada Somaliland ee dalka Canada la soco Warkan oo faahfaahsan goordhow.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured