Gudoomiyaha Solja oo Kaadhadhkii Ergooyinka Shirweynaha lixaad ee Solja ku Qaybinaya Jeegaan iyo Dagaal uu ku Jiheeyey Wariyaasha Galbeedka Burco.....

0
Wednesday December 27, 2017 - 17:41:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Solja oo Kaadhadhkii Ergooyinka Shirweynaha lixaad ee Solja ku Qaybinaya Jeegaan iyo Dagaal uu ku Jiheeyey Wariyaasha Galbeedka Burco.....

    Gudoomiyaha Solja oo Kaadhadhkii Ergooyinka Shirweynaha lixaad ee Solja ku Qaybinaya Jeegaan iyo Dagaal uu ku Jiheeyey Wariyaasha Galbeedka Burco.....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Solja oo Kaadhadhkii Ergooyinka Shirweynaha lixaad ee Solja ku Qaybinaya Jeegaan iyo Dagaal uu ku Jiheeyey Wariyaasha Galbeedka Burco.....
Hargeysa(Xogreebnews-Gudoomiyihii Fadhiidka ahaa ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto, ayaa waji-qabyaaladeysan oo Jeegaanta ku jaan-go'an, kula dhex-jira Shirweynaha lixaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja.
Mr. Xuuto ayaa Shirweynaha lixaad ee Solja ku haya faro-gelin qaawan uu ku haya, kaasoo geed-dheer iyo mid-gaaban ugu jiraa inuu kaadhadhka ergooyinka ka dhigto Wariyaal kasoo jeeda deegaanka waqooyiga Hargeysa iyo bariga Burco.
Gudoomiyaha Xuuto oo isaggu maamulaya ergooyinka Shaqadiina ku dulmaamalaya guddidii qaban-qaabada ee shalay baahiyey, ayaa dagaal qaawan oo Isir waxa uu ku haya Wariyaasha kasoo jeeda galbeedka Burco.
Arrinkan, qabyaalada oo aanay sida la sheegay Xukuumadu kula socon Mr. Xuuto, ayaa hadana waxa uu aaminsan yahay Xuuto inuu Madaxweynaha Muuse Biixi ku macaashay jeegaanta, isla markaana 
Isna uu qorshaystay inuu jeegaan mar kale Saxaafadda Gudoomiye ugu noqdo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured