War Deg-deg ah: Wasiirka Horumarinta Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi Ragge oo Seefta la Dhex-qaaday Maamulayaasha Kastamad, Xilka Qaadisna ku Sameeyey Marwo Bahja iyo maamulayaal badan, Agaasima waaxeedyo iyo Shaqaale hoosaad..

0
Thursday December 28, 2017 - 19:59:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Wasiirka Horumarinta Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi Ragge oo Seefta la Dhex-qaaday Maamulayaasha Kastamad, Xilka Qaadisna ku Sameeyey Marwo Bahja iyo maamulayaal badan, Agaasima waaxeedyo iyo Shaqaale hoosaad..

    War Deg-deg ah: Wasiirka Horumarinta Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi Ragge oo Seefta la Dhex-qaaday Maamulayaasha Kastamad, Xilka Qaadisna ku Sameeyey Marwo Bahja iyo maamulayaal badan, Agaasima waaxeedyo iyo Shaqaale hoosaad..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Wasiirka Horumarinta Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi Ragge oo Seefta la Dhex-qaaday Maamulayaasha Kastamad, Xilka Qaadisna ku Sameeyey Marwo Bahja iyo maamulayaal badan, Agaasima waaxeedyo iyo Shaqaale hoosaad..
Hargeysa(Xogreebnews)-Wasiirka horumarinta Maaliyada Somaliland Md.  Yuusuf Maxamed Cabdi Ragge, ayaa isku shaandheyn balaadhan iyo xilka qaadis ku samameeyey maamulayaasha Kastamada iyo sidoo kale masuuliyiin xilal ka hayey waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyada.
Wasiirka, ayaa xilkii ka qaaday Marwo Bahja oo ahayd 24-sanno qasnajiga Wasaarada Maaliyada, sidoo kale waxa uu bedelay Maamulihii Kastamka Saylac, iyo maamulihii Kastamka Berbera iyo weliba Maamulihii Kastamka Madaarka Hargeysa, agaasimihii Waaxda qorsheynta ee Wasaarada Maaliyada.
Warar kala duwan oo xog-ogaal ah oo ay heshay shabakada Warbaahinta Xogreebnews.com, waxa kaloo ay intaa ku dareen in wasiirku isku bedel intaa ka badan uu ku sameeyey shaqaalaha wasaaradda, kuwasoo uu qaarna xilka ka tiriyey kuwo kalena isku bedelay la soco wararka soo kordha Xogreebnews.com.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured