War Deg-deg ah: Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Gacanta Dawladda Kusoo Celiyey Dhulka Raasiga Dekedda Berbera oo Ay Xukuumadii hore Ganacsato ka Iibisay....

0
Tuesday January 02, 2018 - 17:39:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3036
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Gacanta Dawladda Kusoo Celiyey Dhulka Raasiga Dekedda Berbera oo Ay Xukuumadii hore Ganacsato ka Iibisay....

    Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Gacanta Dawladda Kusoo Celiyey Dhulka Raasiga Dekedda Berbera oo Ay Xukuumadii hore Ganacsato ka Iibisay....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Gacanta Dawladda Kusoo Celiyey Dhulka Raasiga Dekedda Berbera oo Ay Xukuumadii hore Ganacsato ka Iibisay....
Hargeysa(Xogreebnews)- Warar si weyn ugu dhuun-daloola oo ka ag dhow qasriga dalka looga arrimiyo ee Madaxtooyadda, oo ay heshay Shabakada Warbaahinta Xogreebnews.com, ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi, soo saaray Digreeto uu gacanta Dawladda kusoo celinayo Dhulka Raasiga Dekedda oo hore ay uga iibisay Xukuumada Axmed Siilaanyo.
Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu wareegto nuxurkeedu yahay in dhulka Raasiga Berberi yahay dhulkii Dekedda uu u diray maamulka Dawladda ee Gobolka Saaxil, waxana Wararku intaa ku darreen in Maanta laga bilaabo ay Dekeddu Toos ula wareegto dhulka raasiga ah, waxana xogohuhuu intaa raaciyeen in Madaxweynaha cusubi arrintan uu kusoo celinayo raasiga uu sabab uga dhigay in Amaanka Dekeddu ku xidhan yahay. La soco wixii kasoo Kordha Xogreebnews.com.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured