Daawo Xogreeb Tv: "Somaliland-na Dagaal Baa Lagu Soo Qaadey Oo Xalaad Dagaal Baa Dalka Laga Abuuray"..Gudoomiyaha Guurtida

0
Wednesday January 10, 2018 - 20:32:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1020
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: "Somaliland-na Dagaal Baa Lagu Soo Qaadey Oo Xalaad Dagaal Baa Dalka Laga Abuuray"..Gudoomiyaha Guurtida

    Daawo Xogreeb Tv: "Somaliland-na Dagaal Baa Lagu Soo Qaadey Oo Xalaad Dagaal Baa Dalka Laga Abuuray"..Gudoomiyaha Guurtida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: "Somaliland-na Dagaal Baa Lagu Soo Qaadey Oo Xalaad Dagaal Baa Dalka Laga Abuuray"..Gudoomiyaha Guurtida

Hargeysa(Xogreebnews):- Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay saaka iskugu yimadeen fadhi deg deg ah isla markaana aan caadi aheyn , kaas oo yimid xili goluhu uu fasax ku jiro

Xildhibaanada iyo shir gudoonka golahaasi ayaa waxaa ay fadhigoodan aan caadiga aheyn kaga hadleen arimaha ka soo kordhay gobalada bariga Somaliland , waxaana gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland uu xildhibaanada u sheegay in weerar lagu soo qaadey Somaliland oo dawlada Somaliland ay xaalad dagaal ka abuurtey deeganada Bariga .

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa daandaasi ku tilmaamay in wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliya in ay iyaga oo ciidan wata ay yimadaan deegano ka tirsan Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured