War Deg-deg ah: Maxkamada Degmada Berbera oo Laba Weriye Ku ridday Iyo Maayirka berbera Cidin oo eeddiisi loo fuliyey+ wariyaasha la Xukumay oo lagu soo Eedeyey Inay Duubeen Barnaamijka Lagu Dalbanaayey In Madaxweyne Muuse Raasiga dib usoo Celiyo...

0
Monday January 15, 2018 - 11:55:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Maxkamada Degmada Berbera oo Laba Weriye Ku ridday Iyo Maayirka berbera Cidin oo eeddiisi loo fuliyey+ wariyaasha la Xukumay oo lagu soo Eedeyey Inay Duubeen Barnaamijka Lagu Dalbanaayey In Madaxweyne Muuse Raasiga dib usoo Celiyo...

    War Deg-deg ah: Maxkamada Degmada Berbera oo Laba Weriye Ku ridday Iyo Maayirka berbera Cidin oo eeddiisi loo fuliyey+ wariyaasha la Xukumay oo lagu soo Eedeyey Inay Duubeen Barnaamijka Lagu Dalbanaayey In Madaxweyne Muuse Raasiga dib usoo Celiyo...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Maxkamada Degmada Berbera oo Laba Weriye Ku ridday Iyo Maayirka berbera Cidin oo eeddiisi loo fuliyey+ wariyaasha la Xukumay oo lagu soo Eedeyey Inay Duubeen Barnaamijka Lagu Dalbanaayey In Madaxweyne Muuse Raasiga dib usoo Celiyo...
Berbera(Xogreebnews)-Maxkamada Degmada Berbera, ayaa Xukunno Ku ridday laba wariye oo hore Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin soo dacwayeeyey.
Maxkamada, ayaa weriyaasha Ku xuntay mid 7-bilood oo Xadhig, labadan wariye ayaa kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Cigge oo ka hawlgala Saab Tv, xaruntiisa Berbera iyo Armed Siciid Maxamed oo isna ka hawlgala Television Eeryal. 
Xukunkan ayaa la sheegay in Maxkamadu Ku raaligelinayso Maayirka Magaalada Berbera Cidin, balse aanay weriyaashu gelin wax danbiya, isaggoo Ku haystaa Maayirku inay labadan weriye waxka duubbee dad Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi inuu gacanka Dawlada kusoo celiyo Dhulka raasiga Berber, inkastoo talladabaadaasi hirgashay, hadana waxa qorshahaasi ka daadeggi waayey Maayirka Cidin.
Xadhiga labadan weriya ayaa ah mid sharciga baalmarsan.
LA soco wixii kasoo kordha Warkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured