Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya

0
Tuesday January 16, 2018 - 19:25:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Hargeysa(Xogreebnews)-Wadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2018 safar shaqo  oo qaadan doona maalmo kooban ugu ambo-baxay dalka Itoobiya.
Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa daba socda marti-qaad rasmi ah oo uu usoo diray ra’isal wasaaraha  dalka Itoobiya Hailemariam Desalegne, waxana sida qorshuhu yahay uu madaxweynuhu la kulmi doonaa ra’isal wasaaraha Dalkaasi, iyada oo kulankaasna diiradda lagu saari doono xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhexeeya labada dal.
Madaxweynaha, ayaa waxa safarkiisa ku wehelinaya xubno ay kamid yihiin:


1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed
2. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska Somaliland,  Mudane Maxamuud Xasan Sacad
3. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud xiir (Faratoon)
4. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland, Dr Sacad Cali Shiire oo weftiga kaga Biiri doona Dalka Itoobiya.
5. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye Gaas, Nuux Ismaaciil Taani.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured