Waa tuma Anjanette DeCarlo? Maxaase ka dhexeeya Barkhad iyo Anjanetta DeCarlo?. War-bixin Eng Yahye Cawil Maxamuud

0
Saturday February 03, 2018 - 02:24:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2787
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa tuma Anjanette DeCarlo? Maxaase ka dhexeeya Barkhad iyo Anjanetta DeCarlo?. War-bixin Eng Yahye Cawil Maxamuud

    Anjaneta DeCarlo waa gabar reer Carolina ah oo ah xubin ka mid ah 6 da xubnood ee ka hawl gala shaybaadhka ugu tayada fiican ee lagu safeeyo laguna analays gareeyo ka manaafacaadka dabiiciga ah ee beeyada ka dibna loo raro suuqyada waaweyn ee aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anjaneta DeCarlo waa gabar reer Carolina ah oo ah xubin ka mid ah 6 da xubnood ee ka hawl gala shaybaadhka ugu tayada fiican ee lagu safeeyo laguna analays gareeyo ka manaafacaadka dabiiciga ah ee beeyada ka dibna loo raro suuqyada waaweyn ee aduunka dacaldiisa ee magaciisa yahay Aromatic Plant Research Centre ( APRC), hadaba Anjaneta DeCarlo aya shaybaadhkan waxay director ama wakiil dhawra beeraha uga tahay wadamo badan oo ay ka mid yihiin SOMALILAND, EITHOPIA, Sierra Leone,Cuba, iyo Maxeco,
Anjaneta DeCarlo waa gabar reer Carolina ah oo ah xubin ka mid ah 6 da xubnood ee ka hawl gala shaybaadhka ugu tayada fiican ee lagu safeeyo laguna analays gareeyo ka manaafacaadka dabiiciga ah ee beeyada ka dibna loo raro suuqyada waaweyn ee aduunka dacaldiisa ee magaciisa yahay Aromatic Plant Research Centre ( APRC), hadaba Anjaneta DeCarlo aya shaybaadhkan waxay director ama wakiil dhawra beeraha uga tahay wadamo badan oo ay ka mid yihiin SOMALILAND, EITHOPIA, Sierra Leone,Cuba, iyo Maxeco,
Hadaba shaqada gabadhan ee APRC u diratay ayaa ahayd inay wakiiil uga noqoto dhawrida ama ilaalinta xeryaha uduga Ama beeyada ee dalalkan leeyihiin iyadoo soo gudbinaysa hadba baahiyaha dhirtan soo foodsaarta iyo baahiyaha dadka goosatada ah ee beeyada iska leh,
Gabadhan ayaa 2016 wa Anjaneta e waxa eedayn culus u soo jeedisay urura iskaashatada beeyooyinka ee wadankaasi Cuba, ka dib markii ay heshiis khiyaamo iyo musuqnaasuq ku dheehan yahay la wadaagtay gudoomiyihii ururkaas beeyaysatu ay iska dhex doorteen, ka dib markii lagu heshiiyey in labadoodu ay wadaagan maalgelinta iyo gargaarka uga imanaya APRC, beeyadana laga iibiyo shirkad ay gacan saar la lahayd, halkasna waxa baroosinka loogu jiiday iyada iyo gudoomiyihii oo laga raacdeeyey shaqadiii,
Isla 2017 eithopia ayay ninman beeyaysato ahi ku dili gaadheen Anjaneta ka dib marki ay ka dhaliil aan sal iyo raad toona lahayn oo bakhsi ah u jedisay deeganada beeyadu ka baxdo, halkasna lagaga aamin baxay.
Ku dhawaad 11 dal ayey masuul uga ahayd gabadhan labka APRC,
Shaybaadhkan ayaa waxa sanadkì soo gala dhaqaale lagu qiyaaso 10 Billion dollars,sidaasi darted waxuu maalgelin iyo daaweyn ku sameeyaa dhamaan goobaha uu dhirtan ka baxdo isagoo sii mariya wakiil ka.
Waxay ku sii negtahay 2 dal Mexico iyo samaliland khaasatan (Calmadaw),
Gabadhan ayaa sidata curriculum vitie been abeer ah oo aan sal iyo raad toona lahayn oo, 6 da xubnoodna waa shakhsiga ugu liita.
Barkhad iyo Anjanetta DeCarlo waxa ka dhexeeya waa la garanayaa,
Waxay u midoobeen inay u heshiiyaan maalgelinta ay leeyihiin dark so jara beeyada iyo beeraheeda ee ay APRC bixiso,
APRC waxay afarta xili ee sanadku ka kooban yahay ugu deeqdaa hadba inta uu leegyahay product's laga helo deeganada dhirtan uduga leh laga jaro, ugu 2.5 million dollar ayey u soo dhiibtaa gabadhan directorka ugu magacaaban ka dibna waxa lagu qaybsadaa accounadooda, waxa intaasi dheer in sixir false ah laga siisto dadkan iyagu mar walba dulman ee la boobayo. Waxa la yaab datada iyo documentrga iyo qaylo dhaanta beenta ah ee ay ka gudbisay degaanka beeyada iyadoo ku dalbanayaa APRC ay soo gaadhsiiyo maalgelin degdeg ah iyo daryeel.
2017 ayey ahayd markii ay 2.5 million dollar loo soo dhiibay ka dib markay dhahday abaartii xumayd ayaa waxyeelaysay deegaanadì beeyada,
Baĺ dadaw ila booqda pagekan hoose idinkaa yaabiye.
https://aromaticplant.org/about.html
https://fairtradefrankincense.com/tag/dr-anjanette-decarlo/
Waad booqan pagekan kartaan hadad cadaymo qayaxan u baahataan.
Hadaba waxan ogaysiinayaa dhamaan dadka ay dadkoodu soo goostaan beeyadu inay ka damqadaan boobkan iyo lunsigan ay Anjaneta iyo iyo barkhadkan ku hayaan dadka beeyo dhaqatada ah.
Eng yahye awil mohamoud
Phone: 0634658677



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured