Madaxweyne Muuse Biixi oo Berri Salaasada Safar todoba Maalmood qaadan-doona ugu baxaya Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta+ Heshiiska Saldhiga oo dib loo Fasaxayo....

0
Monday February 05, 2018 - 21:29:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Berri Salaasada Safar todoba Maalmood qaadan-doona ugu baxaya Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta+ Heshiiska Saldhiga oo dib loo Fasaxayo....

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Berri Salaasada Safar todoba Maalmood qaadan-doona ugu baxaya Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta+ Heshiiska Saldhiga oo dib loo Fasaxayo....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi oo Berri Salaasada Safar todoba Maalmood qaadan-doona ugu baxaya Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta+ Heshiiska Saldhiga oo dib loo Fasaxayo....
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maalinta berri oo Salaasa 6-da Bishan, ayaa safar qaadan doona muddo todobaadka ah ugu kicitimaya dalka isu tagga Imaaraadka carabta. Ma jiro War rasmiya oo kasoo baxay Xukuumada.
Hase-yeeshee ilo wareedyo looga qaateen ah oo ka ag dhow Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa shabakada Warbaahinta Xogreebnews.com u sheegay in Madaxweyne Muuse Dawladda Imaaraadka kala soo xaajoonayo Arrimaha Saldhiga Mileteri, iyadoo xogguhuu intaas ku dareen in dhaqaale badan Dawladda imaaraadku soo siin doonto Madaxweynaha cusub. 
Wixii faahfaahin ah ee dheeraad ah kala soco warbaahinta Xogreebnews.com.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured