Xiisada Mashruuca Sahaminta Shidaal Berbera oo Cirka isku Shareeray, kaddib Markii Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal Xildhiban Siciid Sala-calee Laalush ku Siiyey Mashruuca inuu Ku-xigeen ka Noqdo...Gudoomiyaha Mashruuca oo Wasiirku kasoo Xushay Deegaankiisa Bariga Burco Fadeexado iyo Gadood Bulshada Deegaanku ku Diidan tahay Shaqaale Wasiirku ku koobay Beeshiisa....

0
Thursday February 08, 2018 - 20:33:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiisada Mashruuca Sahaminta Shidaal Berbera oo Cirka isku Shareeray, kaddib Markii Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal Xildhiban Siciid Sala-calee Laalush ku Siiyey Mashruuca inuu Ku-xigeen ka Noqdo...Gudoomiyaha Mashruuca oo Wasiirku kasoo Xushay Deegaankiisa Bariga Burco Fadeexado iyo Gadood Bulshada Deegaanku ku Diidan tahay Shaqaale Wasiirku ku koobay Beeshiisa....

    Xiisada Mashruuca Sahaminta Shidaal Berbera oo Cirka isku Shareeray, kaddib Markii Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal Xildhiban Siciid Sala-calee Laalush ku Siiyey Mashruuca inuu Ku-xigeen ka Noqdo...Gudoomiyaha Mashruuca oo Wasiirku kasoo Xushay Deegaank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiisada Mashruuca Sahaminta Shidaal Berbera oo Cirka isku Shareeray, kaddib Markii Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal Xildhiban Siciid Sala-calee Laalush ku Siiyey Mashruuca inuu Ku-xigeen ka Noqdo...Gudoomiyaha Mashruuca oo Wasiirku kasoo Xushay Deegaankiisa Bariga Burco Fadeexado iyo Gadood Bulshada Deegaanku ku Diidan tahay Shaqaale Wasiirku ku koobay Beeshiisa....
Hargeysa(Xogreebnews)-Wasiirka Macdanta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa cad quudheed laalush kusoo siiyey Xildhiban Siciid Cilmi inuu kala shaqeeyo mashruuca sahaminta Shidaal ee laga baadhayo Gobolka Saaxil.
Warar lagu kalsoon yahay, ayaa shaaca ka qaaday in Wasiirku qorsheeyey in mashruuca sahaminta shidaal ee Berbera uu jagada ku xigeenka mushruuca u doortay Xildhiban Siciid Cilmi Rooble, halka Gudoomiyaha mashruucana uu Gudoomiye uga dhigay nin ay isku beel yihiin Wasiirka oo kasoo jeeda deegaanada bariga Burco.
Tallaabadan ayaa ah mid fadeexad weyn ah oo tilmaamaysaa inuu wasiirku quudhsaday deeganka, isla markaana tani waxay sii cadho gelinaysaa dadweynihii gadoodsanaa ee markii horeba tabashada qabay. 
Xulashada Xildhiban Siciid Cilmi Rooble ee Wasiirka macdantu sameeyey, ayaa iyanna aan haba-yaraatee waxba ka bedelayn gadoodka bulshada deegaanku ku raadineyso xuquuqdooda ah inay mushruuca shaqaalihiisa iyagu noqdan, isla markaana Gudoomiye ka noqdan mashruucan. La soco goordhow Warbixin si hufan uga hadlaysa eexda iyo qabyaalada uu ku shaasheyey Wasiirka macdantu mashruuca Sahaminta Shidaal ee Berbera.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured