Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...

0
Monday February 19, 2018 - 02:07:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...

    Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...

Hargeysa(Xogreebnews)-Maamulka guud ee shabakada warbaahinta Xogreebnews, waxa uu Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle iyo Akhristayaasha iyo weliba daawadayaasha ka raali-gelinayaa War si khaldan oo madbici ah Xalay aanu Ku baahinay shabakada. Warkaas, oo ay hawladeenada Shabakada Xogreebnews si aan ka fiirsasho lahayn u daabaceen, isla markaana wax loogu dhimaayey Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Sharmarke, Kasoo la xidhiidhay Eedo Musuq-maasuq, oo aanay waxba ka jirin.

Haddaba, Markii maamulka guud ee shabakaddu dib u eegis iyo daba-gal Ku sameeyey xaqiiqadiisa Warkaa, waxa oo cadaatay in aanu jirin warkaasi.


Sidaas daraadeedna waxa aanu mar labaad iyo mar sadexaadba ka raali-gelinaynaa Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle, oo si gaar ah Warkaasi sharaftiisa u taabanayey.
Waxananu leenahay raali ahaadda cid Kastoo warkaasi dhibay, sidoo kale cid kastaa oo xaqiiqo u qaadatay waxanu ka codsanaynaa in Warkaasi si khaldan noogu baahay. Guntii iyo gabo-gabadii Bini-aadamka ILAHAY Abuuray, waa khalad u joog, hase-yeeahee waxa haboon in khaladka ka dhaca laga daba-yimaado, isla markaana dib loo saxo. Waxananu mar Kale ka raaligelinaynaa Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Sharmarke Warkaas. Gudoomiyuhuu waa shaqsi karti Badan, oo si hufan ugu adeega qaranka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured