War deg-deg ah: Guux iyo Xiisad Cakiran oo ka Taagan Deegaanka Shidaal-baadhista Gubanka Berbera+ Wasiirka Qabyaaladdu Madax-martay ee Macdanta oo Tahli waayey dajinta Xiisada uu abuuray....

0
Wednesday February 21, 2018 - 20:13:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg-deg ah: Guux iyo Xiisad Cakiran oo ka Taagan Deegaanka Shidaal-baadhista Gubanka Berbera+ Wasiirka Qabyaaladdu Madax-martay ee Macdanta oo Tahli waayey dajinta Xiisada uu abuuray....

    War deg-deg ah: Guux iyo Xiisad Cakiran oo ka Taagan Deegaanka Shidaal-baadhista Gubanka Berbera+ Wasiirka Qabyaaladdu Madax-martay ee Macdanta oo Tahli waayey dajinta Xiisada uu abuuray....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg-deg ah: Guux iyo Xiisad Cakiran oo ka Taagan Deegaanka Shidaal-baadhista Gubanka Berbera+ Wasiirka Qabyaaladdu Madax-martay ee Macdanta oo Tahli waayey dajinta Xiisada uu abuuray....
Berbera(Xogreebnews)-Magaalada Berbera, ayaa caawa gashay Xiisad cakiran iyo jawi kacsan, waxana laga darreemaya gadood baahsan, oo ay shacabka gobolku diidan yihiin mashruuca la sheegay in lagu samahaminaayo Shidaal baadhis Shirkad janis ahi ka samaynayso gobolka Saaxil.
Dadweynaha ku nool deegaanada laga samaynaayo Shidaal Baadhista, ayaa si cad ganafka ugu dhuftay qorshe dhinac ka raran oo Wasiirka Macdantu shaqaalaha mashruuca kaga keensaday deegaanka bariga Burco, halka ay ahayd in shaqaalaha mashruuca laga qoro deegaanada Gubanka Saaxil. 
Tallaabada wasiirka ayey si cad uga gadoodsan yihiin qaybaha deeganada shidaal baadhistu ka socoto. Mana jirto wax wada lahaanshiiyo ah oo qorshahan lagaga gun gaadhayo mashruuca.
Teeda kale, dadweynaha ku nool deegaanada shidaal Baadhista laga sanaynaayo, ayaa aaminsan inaanu jirin wax shidaal baadhis ah, hase yeeshee shirkadan iyo wasiirka macdantu ay guranayaan Macdanta deegaanka iyo ciida oo la dhoofinaayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured