Gabadh U Tartantay Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Somaliland U Keeneen Guubaabin "..Doorashadii Baarlamaanka Somaliland ayaa soo socota waa inay dumarku ka qeybgalaan oo ay tartamaan Xafiiska qaramada midoobay ee haweenka ha igu yimaadaan kuwa ka qeybgalaya aniga ayaa caawinayaa", Faadumo Dayib

0
Thursday February 22, 2018 - 04:13:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh U Tartantay Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Somaliland U Keeneen Guubaabin "..Doorashadii Baarlamaanka Somaliland ayaa soo socota waa inay dumarku ka qeybgalaan oo ay tartamaan Xafiiska qaramada midoobay ee haweenka ha igu yimaadaan kuwa ka qeybgalaya aniga ayaa caawinayaa", Faadumo Dayib

    Gabadh U Tartantay Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Somaliland U Keeneen Guubaabin "..Doorashadii Baarlamaanka Somaliland ayaa soo socota waa inay dumarku ka qeybgalaan oo ay tartamaan Xafiiska qaramada midoobay ee haweenka ha igu yi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadh U Tartantay Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Somaliland U Keeneen Guubaabin "..Doorashadii Baarlamaanka Somaliland ayaa soo socota waa inay dumarku ka qeybgalaan oo ay tartamaan Xafiiska qaramada midoobay ee haweenka ha igu yimaadaan kuwa ka qeybgalaya aniga ayaa caawinayaa", Faadumo Dayib

hargeysa(Xogreebnews):- Faadumo Dayib oo hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan UN Women’s ee Somaliland iyo Soomaaliya ayaa ugu baaqday haween-weynaha Somaliland inay siyaasada ka qeybgalaan oo ay cuddudooda muujiyaan, isla markaana waxay u soo jeedisay inay ka qeybgalaan tartanka doorashooyinka Barlamaanka iyo Golayaasha deegaanka ee la filayo inay dalka ka qabsoomaan sannadka soo socda horaantiisa 2019-ka

"ILAAHAY gabadh dumara ayuu ka dhigay madaxa kor u qaad oo codkaaga ha la maqlo, oo Siyaasadda soo gal, u dagaalama codkaaga dumaroow, umad aan dumarka ogolayn inay soo ag-istaagaan horumar ma gaadhayaan. Dawladan Somaliland hormar ayay gaadhay oo dumarka way u dadaashay. Doorashadii Baarlamaanka Somaliland ayaa soo socota waa inay dumarku ka qeybgalaan oo ay tartamaan Xafiiska qaramada midoobay ee haweenka ha igu yimaadaan kuwa ka qeybgalaya aniga ayaa caawinayaa”. Ayey tidhi Faadumo oo la hadlaysay haweenka reer Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured