Wasiir Sacad Cali Shire oo Shaasheeyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Cambaar Madow-na ku Noqday Aminaaddii Shacabka iyo Rajadii Xukuumada Cusub ee la dagaalanka Musuq-maasuqa!!!

0
Thursday February 22, 2018 - 04:25:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Sacad Cali Shire oo Shaasheeyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Cambaar Madow-na ku Noqday Aminaaddii Shacabka iyo Rajadii Xukuumada Cusub ee la dagaalanka Musuq-maasuqa!!!

    Wasiir Sacad Cali Shire oo Shaasheeyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Cambaar Madow-na ku Noqday Aminaaddii Shacabka iyo Rajadii Xukuumada Cusub ee la dagaalanka Musuq-maasuqa!!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Sacad Cali Shire oo Shaasheeyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Cambaar Madow-na ku Noqday Aminaaddii Shacabka iyo Rajadii Xukuumada Cusub ee la dagaalanka Musuq-maasuqa!!!

Hargeysa(Xogreebnews)-Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, oo xilkan soo hayey aafartii sannadeed ee lasoo dhaafay ee cahdigii Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, haddana uu dib ugu magacaabay madaxweynaha shacabku codka kusoo doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa bulshada Somaliland %85 aaminsan yihiin inuu ku fashilmay shaqadii qaranka ee loo igmaday, kuwasoo ku doodaya inuu la ambaday ama jiho-kale ula kacay shaqadii loo diray.

Wasiir Sacad Cali Shire oo qaranka uga wakiil ah Siyaasadda arrimaha dibeda iyo aqoonsi raadinta, ayaa al-baabada u laabay gabi-ahaanba xidhiidhadii iyo saaxibtimadii Somaliland la lahayd Beesha Caalamka, isagoo taas bedelkeeda u banbaxay dhaqaale-urursi iyo inuu noqdo di’laalka arrimaha dibeda, kaasoo doorka ugu weyn kaga suntan musuq-maasuqa la sheego inay ku kacday Xukuumaddii tallada ka degtay ee u hoggaaminaayey Madaxweynihii hore Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Dadka aragtidan qaba waxay sheegayaan in kamid ahaan-shiiyaha Wasiir sacad Cali Shire ee Xukuumadda Cusub ee u gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay lumisay rajadii iyo kalsoonidii shacab-weynaha Somaliland ka qabeen ama ku doorteen Madaxweynaha hadda. Sidoo kale shacabkii isbedelka u riyaaqay ee hoggaanka qaranka Somaliland u dhiibtay Madaxweyne Biixi waxay filayeen in Xukuumadda ay doorteen ay noqon doonto mid ka fog musuq-maasuqayaasha, isla markaana shaqo ay u dirtaan iska daayo ay filashadoodu ahayd in la xisaabin doono ashkhaas la tuhun-san yahay inay dalka ka sameeyeen hanti boob aan loo aabo-yeelin. La soco Warbixin tan oo dhamaystiran iyo qiimeynta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo durba ay dusha ka fuuleen Musuq-maasuq




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured