Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay 9 Masuul oo 3 Kamid ahi yihiin Beeshiisa Sacad-muuse iyo Xaajada Qabyaaladda oo Noqotay Ka Dar oo Dibi-dhal...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay 9 Masuul oo 3 Kamid ahi yihiin Beeshiisa Sacad-muuse iyo Xaajada Qabyaaladda oo Noqotay Ka Dar oo Dibi-dhal...
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay 9 xil oo cusub mar dhawayd!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,
waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-43/022018, uu ku magacaabay sagaal masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey:
In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:
Tir Magaca Xilka
1. Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin Maareeyaha Hay'adda Waddooyinka.
2. Mustafe Faarax Cali Aadan Maareeye Ku-xigeenka Hay'adda Waddooyinka.
3. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf Guddoomiyaha Hay'adda Dhawrista Tayada.
4. Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda Dhawrista Tayada
5. Maxamed Cali Bille Guuleed Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
6. Axmed Xasan Cigaal Sahal Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya
7. Maxamed Warsame Ducaale Ergayga Gaarka ah ee u Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay
8. Maxamed Cabdikariin Cumar Ismaaciil (Maarshaal) Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Itoobiya
9. Ayaanle Salaad Diiriye Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Dalka Kiiniya Leave a comment |
|