Daawo Xogreeb Tv: Masuulka uu Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Gudoomiyaha Baanka oo ahaa Shaqsigii ka Dambeeyey Khalkhalintii Natiijada Doorashadii Madaxtooyadda ee Dadku ku Dhintay, Sheegaynaa inuu Waddani Helay Doorashadii Madaxtooyada 13-kii Novomber welina Rumaysan in lagaga Shubtay....?.

0
Tuesday April 24, 2018 - 04:12:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Masuulka uu Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Gudoomiyaha Baanka oo ahaa Shaqsigii ka Dambeeyey Khalkhalintii Natiijada Doorashadii Madaxtooyadda ee Dadku ku Dhintay, Sheegaynaa inuu Waddani Helay Doorashadii Madaxtooyada 13-kii Novomber welina Rumaysan in lagaga Shubtay....?.

    Daawo Xogreeb Tv: Masuulka uu Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Gudoomiyaha Baanka oo ahaa Shaqsigii ka Dambeeyey Khalkhalintii Natiijada Doorashadii Madaxtooyadda ee Dadku ku Dhintay, Sheegaynaa inuu Waddani Helay Doorashadii Madaxtooyada 13-kii N

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Masuulka uu Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Gudoomiyaha Baanka oo ahaa Shaqsigii ka Dambeeyey Khalkhalintii Natiijada Doorashadii Madaxtooyadda ee Dadku ku Dhintay, Sheegaynaa inuu Waddani Helay Doorashadii Madaxtooyada 13-kii Novomber welina Rumaysan in lagaga Shubtay....?.
Hargeysa(Xogreebnews)- Gudoomiyaha cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi u magacaabay Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi, ayaa Kamid ahaa Saraakiisha sarsare ee Xisbiga Waddani, laantisa Toronto ee Canada, kaasoo kamid ahaa shaqsiyaadkii gadoodka ku riday shacabka, isagoo xiligii doorashadu dhacday Warbaahinta u Mariyey Taageerayaasha Waddani inay guuleysteen, isla markaana goob kastoo ay joogan dabaal-degaan.
Dhimaca kale waxa waxa uu Gudoomiyahan cusub ee Baanka dhexe u magacaabay Madaxweyne Biixi waxa ku xiligaas ku tilmaamay mushaxa Kulmiye ee u lahaa waa laga guuleystay Körül Jaahid ah,  sidaad ku daawan doontaan muuqaalkan.
Haddaba maxay su'aashu tahay muxuu Madaxweyne Biixi kusoo xushay sarkaalkan xagjirka ahaa mise waa loo geyey oo aqoonba umu lahayd, teeda kale hadii Madaxweyne Biixi saami beeleed ku magacaabay Masuulkan uu dhiibay Baanka, xaguu ka dhaafay shaqsiyaadkii badnaa ee Beesha musharax waddani ka tirsanayd ee Madaxweyne Muuse Biixi haraar taagnaa.
Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Md. Baqdaadi waxa uu Kamid ahaa shaqsiyaadka ama Siyaasiyiintaa mudnaa in Maxkamad lasoo taago, maadaama oo natiijadda uu  ku dhawaaqay maalintii Codbixiinta afar cisho kaddib, isla markaana xiligii ay guddida doorashooyinka gacantooda ay ku jirtay ee xataa khadadka baraha bulshada la wada xidhay uu warbaahin mariyey natiijo khaldan oo boro bagaando uu uga jeeday.
 Nala daawo 


Daawo Xogreeb Tv:


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured