DAAWO;-Qoys Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Fariinta Culus Udiray Madaxweyne Biixi,

0
Wednesday June 26, 2019 - 02:46:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1025
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Qoys Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Fariinta Culus Udiray Madaxweyne Biixi,

    "Jananka Ciidamadu Ma Injineerbaa Oo Dhulkuu Xukumaa, Umada Somaliland Waxaan ka Codsanaynaa In Lanaga Soo Gaadho" Hooyo Cabasho ka Muujisay Taliye Nuux Taani,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Jananka Ciidamadu Ma Injineerbaa Oo Dhulkuu Xukumaa, Umada Somaliland Waxaan ka Codsanaynaa In Lanaga Soo Gaadho" Hooyo Cabasho ka Muujisay Taliye Nuux Taani,

GABILEY(W,N)-Qoys ku dhaqan magaalada gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay taliyaha ciidanka qaranka oo ay sheegeen in uu awood ciidan u adeegsaday kana horyimid talaabo ay dawlada hoose ku banaysay wado dhexmarta xaafadaha magaalada gabiley,

 

Qoyskan ayaa baaq culus udiray madaxwaynaha somaliland muuse biixi oo ay ugu baaqeen in uu waxka qabto awooda taliyaha ciidanka qaranku u adeegsanayo;

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured