"In badan-baan la hadlay Shaqaalaha Muruq-maalka ah, oo ka cabanaya Shirkadahan Shaqo-geynta, In Ay Guddi iska soo saaran, oo ay la kulmaan Wasarada Shaqo-gelinta, Shaqada Dekeda cusub waa Shaqo Qaran inay Istaagto-na Maha". Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi

0
Thursday July 11, 2019 - 22:50:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "In badan-baan la hadlay Shaqaalaha Muruq-maalka ah, oo ka cabanaya Shirkadahan Shaqo-geynta, In Ay Guddi iska soo saaran, oo ay la kulmaan Wasarada Shaqo-gelinta, Shaqada Dekeda cusub waa Shaqo Qaran inay Istaagto-na Maha". Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi

    "In badan-baan la hadlay Shaqaalaha Muruq-maalka ah, oo ka cabanaya Shirkadahan Shaqo-geynta, In Ay Guddi iska soo saaran, oo ay la kulmaan Wasarada Shaqo-gelinta, Shaqada Dekeda cusub waa Shaqo Qaran inay Istaagto-na Maha". Maareeyaha Deke

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"In badan-baan la hadlay Shaqaalaha Muruq-maalka ah, oo ka cabanaya Shirkadahan Shaqo-geynta, In Ay Guddi iska soo saaran, oo ay la kulmaan Wasarada Shaqo-gelinta, Shaqada Dekeda cusub waa Shaqo Qaran inay Istaagto-na Maha". Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi
Berbera(Xogreebnews)-Maareeyaha Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa jawaab waafiya ka bixiyey, una tilmaamay dariiqa saxda ah ee ay u maraa cabashadood shaqaale ka cabanaayey Shirkado gacan-yarayaal u ah Shirkada dhisaysa Dekeda Cusub ee Berbera.
Maareeyaha oo Warbaahintu waxka Waydiisay cabashada shaqaalaha muwaadiniinta ah ee ka shaqeeya dhismaha Dekeda Cusub, ayaa sheegay in cidi ka cabanaysaa Shirkadaha Dhisaya Dekeda cusub, ay cabashadooda u gudbiyaan Wasaarada shaqada iyo Shaqaalaha, Maareeyaha oo arimaha ka hadlaya waxa uu yidhi, 
"In badan-baan la hadlay Shaqaalaha Muruq-maalka ah, oo ka cabanaya Shirkadahan Shaqo-geynta, in ay guddi iska soo saaran, oo ay la kulmaan wasiirka Shaqo-gelinta iyo wasaraada oo dhamaan la wada fadhiisto, arrintana si degdeg ah loo xaliyo, hase-yeeshee wayka dhego-adaygeen, waxanay sameeyeen inay shaqadii ka dareeran.
Isu-duwaha Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha, oo isaggu markii horeba ku dhex-jiray-baan u immi, waxanan ku idhi, in shaqada la joojiyo maha, lakiin cabashadu waa Muhiim, oo shaqadan dekeda cusub waa shaqo qaran inay istaagtona maha, waana mashaakil in maalin walbaa cidi carqalad geliso. Iyadoo shaqadu socoto ayaa la caban karaa, lana xalin karaa".
Maareeyaha oo sharaxaayey cida shaqaalahani ka cabanayaan iyo qaybaha ay hoos-tagaan ayaa yidhi, "Waxay u shaqeeyan Shirkada weyn ee Al-shifa Al Nahda, ee dhisaysa Dekeda, Waxana hawlaha shaqaaleynta usii qaabil-san laba Shirkadood oo Magaalada ah, kuwasaa shaqada usoo qora, kuwasaana Lacagta siiya, una dhexeeya, labadaas Shirkadood ayey Shirkada Al Shifa heshiis kula gashay, waxanay ahayd inay maamulka usoo gudbiyaan, oo Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha usoo Gudbiyaan lakin maha inay shaqadii joojiyaan, taas micnaheedu waxa weeye qofku hadii uu shaqada joojiyo inaanu doonay weeye, 2000, oo bilaa camal ahbaa jira, Wasaarada shaqaalahana looga baahan yahay inay bedelka shaqaalaha soo qorto, maadaama oo isu-duwuhu ii sheegay inay Liis dad badan hayaan". Ayuu yidhiMaareeye Siciid Xasan Cabdilahi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured