"Abeeso Yaanay Dhul-u-eki Kugu Dilin Cadaawada Gurin-tirka ah ee Muqdisho Taala wax Ku Qaadasho inoogu Filan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Saturday July 13, 2019 - 23:27:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 862
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Abeeso Yaanay Dhul-u-eki Kugu Dilin Cadaawada Gurin-tirka ah ee Muqdisho Taala wax Ku Qaadasho inoogu Filan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "Abeeso Yaanay Dhul-u-eki Kugu Dilin Cadaawada Gurin-tirka ah ee Muqdisho Taala wax Ku Qaadasho inoogu Filan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Abeeso Yaanay Dhul-u-eki Kugu Dilin Cadaawada Gurin-tirka ah ee Muqdisho Taala wax Ku Qaadasho inoogu Filan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
Hore Ayaa loo yidhi Abeeso yaanay dhul u eki kugu dilin, inta wax garadka ah ee reer Somaliland horena way u ogaayeen oo diyaaradihii & Madaafiicdii aan loogu aba yeeli jirin ayaabay u soo taagnaayeene, in badan oo aan wixii dhacay ogayn oo inaga mid ah oo kelmada ah walaalaha somaliyeed run moodi jiray ayey Cadaawadan mar labaadka  dib u cadaysteen maamul xamar uu u yahay Cashar ay ku rumaystaan xaqiiqada meesha taala, Somaliland wax tar bay u tahay ee wax yeelo kuma ahaa in Xoolo Somali leedahay loo quudho Soo celiya oo nin wasiir Sheeganayaa ka daba dhoofo si ay Xoolahaasi badda ugu baaba, aan , dadka daayoo xoolaha ayuu  ka xishoon lahaa oo u lexejeclaabi lahaa haddii garasho ku jirto.
Waa arrin waayo aragnimo ugu filan cadaawada xun ee gurintirka ah ee somaliya taala qof kastoo soomalilanderoo wax ka diimoonaayeen, Walaalnimada beenta ah & arxan gooysnimada ku jirta si fiican bay u muujiyeen wax baanay inoo taraysaa.
 Somalida ayaa hore ugu Maahmaahday Abeeso yaanay dhul u eki kugu dilin, dagaalka xoolaha ee iminka bilowdayna waa kii ugu dambeeyey ee aynu kula kala quusanaynay Maamulka muqdisho, Guushuna Calanka Tawxiidka leh ayey raacaysaa  hubaal wa bilaahi tawfiiq.
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured