Daawo: Ururka Waddaniga ah ee Vosomwo oo Dood Xasaasiya Qabtay, Tahriibta oo Diirada Lagu Saaray....
Daawo: Ururka Waddaniga ah ee Vosomwo oo Dood Xasaasiya Qabtay, Tahriibta oo Diirada Lagu Saaray....
Hargeysa (Xogreebnews)-Ururka vosomwo oo ka shaqeeya arimaha haweenka laga tirabadan yahay ayaa qabtay dood ku saabasan tahriibka habalaha dhalinyradaa ee Somaliland doodan waxa ka soo qayb galay qaar ka midda ururda haweenka iyo waliba kuwa xuquuqul isaanka ee Somaliland , dooda ayaa ahayd mid looga arinsanayo arimha hortaagan hablaha dhalinyardaa ee isku daya in ay dalkooda ka tahriiban waxana aad looga hadalay sidii looga hortagi lahaa in ay hablahu dalka ka tahriiban waxa sidoo kle laga dooday doorka ay ka qaadan karaan ururadu arintan tahriibka .
Ugu danbayntii waxa laysla qaatay in gacamah lasku qabsado sidii loogu qancinlahaa in ay aminaan dalkooda hooyo kana qayb qataan horumarka iyo waliba isku xidhka bulshadda ,
Doodan waxa soo qaban qaabiyay ururka vosomwo oo kaashanysa dallada SIHA ee arimaha haweenka geeska Africa.
Leave a comment |
|