MOOSHIN KALE HADAY KUGU CELIYAAN DAACAD BAAD NOQON.W/Q. HASAN JIRDE MOHOMOUD{ MUUMIN}

0
Wednesday August 28, 2019 - 02:02:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MOOSHIN KALE HADAY KUGU CELIYAAN DAACAD BAAD NOQON.W/Q. HASAN JIRDE MOHOMOUD{ MUUMIN}

    MOOSHIN KALE HADAY KUGU CELIYAAN DAACAD BAAD NOQON.W/Q. HASAN JIRDE MOHOMOUD{ MUUMIN}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MOOSHIN KALE HADAY KUGU CELIYAAN DAACAD BAAD NOQON.W/Q. HASAN JIRDE MOHOMOUD{ MUUMIN}
sida aan ka wada warqabno dhawaan ayay ahayd markii xubno ka tirsan golaha deegaanka magalada gabilay ay keenen mooshin ka dhan ah gudoomiyaha golaha deegaanka gabilay MAXAMED AAMIIN CUMAR CABDI
kaas oo ay ku eedeeyeen musuq maasuq baahsan kaas oo ragaadiyay waxqabad kii dawlada hoose ee magalada gabilay iyo guud ahaanba gobolka 
 sikastaba ha ahaatee mayar AAMIIN oo mudo ka badan 4 Sano hogaanka uhaya golaha deegaan degmada gabilay ayaa sida ay qabaan qaybo kamida bulsha  looga baran inuu daahfuro mashaariico wax tar uleh kaabayaasha arimaha bulsha iyo nolosha aas. aasiga ah qabsoomida hal waxqabadna dhawr jeer xadhiga laga jari jiray sida sariimadii sare ee maayarkii ka horeeyay hirgaliyay wadooyin ka mid ahaa mashruuca JPLJ ee dawlahahoose laga caawiyo kuwaas oon ku jirin miisaaniyada golayaasha deegaan 
kama soo muuqan jirin inta badan warbaahinta maxaliga aha 
hasa ahaatee markii khilaafka ka dhexqarxay isaga iyo golahiisa deegaan kaas oo gaadhay halkii ugu saraysay abid  
xildhibaanada eedaha usoo jeediyay oo ahaa aqlabiya goloha iclaamiyeen kalfadhi aan caadi ahayn
ayaa waxa markaliya baraha bulshada iyo warbaahinta qabsaday xayn mashaariic yaryar ah oo isdaba gooja ku waas qaarkood ku jirin miisaaniyada golaha balse la curtay mooshinka 
sida ay ku doodayaan dadka udhun daloola sanad miisaaniyada golaha
kuna asteeyeen 
{SAGAARO XAAR MUUQDA AYAY AAS.AASTA}
qaarkalana dalbanayaan mooshin kale si waxqabad ku u libinlaabmo 
wolow wali khilaafkii yahay dhuxul danbas huwan 


qalinkii .HASAN JIRDE MOHOMOUD{ MUUMIN}


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured