Dedaalka Iyo Waxqabadka Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. W/Q Axmed Cabdi Muuse

0
Monday September 02, 2019 - 01:20:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dedaalka Iyo Waxqabadka Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. W/Q Axmed Cabdi Muuse

    Dedaalka Iyo Waxqabadka Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. W/Q Axmed Cabdi Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dedaalka Iyo Waxqabadka Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. W/Q Axmed Cabdi Muuse
Ogaalkay Maareeye Siciid Xasan mid  kamida Waxyaaha uu Xooga saaray waxa kamida Xidhiidhka Debada Iyo Iibgaynta Adeegyada Dekeda Berbera Iyo Doorka Ay ka qaadan karto Fududaynta isu socodka Ganacsiga Aduunka Oo badi ka Gudba Badeena Haseyesha Fahanka Aduunyadu inaga haysato Oo badi Ina Raaciya mid lamida  Xaalada Amaan Ee Dalka aynu Kala baxnay Ee Somalia  ka jirtay iyo Madaxdii Hore Oo aan Xooga saarin Xidhiidhka Debeda ama Bariga iyo Galbeedka Aduunka  Badeecadaha ukala Socda ayaa sabab u ahayd In  Qulqulka Badeecadahaa Ganacsi aanay suurto gelin in Aynu adeeg siino  ama Hadba wixii supply Ay U baahdaan uga heli karaan ugu yaraan Transfer Point Ay alaabta ka  qaybiyaan am Maintaintance wixii Ay U baahdaan. .
Maareeye  Siciid Xasan Dedaal wayn buu arintaa ka galay  runtii  in Wada Shaqaynta Aduunyada aynu la Leenahay iyo fahanka Aduunyadu inaga haysato inta aan Ina aqoonin ba Cilaaqaadka wada shaqayn oo wacan lala yeesho..
Ogaalkay waa Markii Ugu Horaysay Ee Shirarka Caalamiga ah Ee Dekedaha Aduunka Ugu horeeya leeyihiin Magaca Somaliland iyo Dekeda Berberi ka dhex muuqdo. 
Shaqo wacan buu hayaa saaxib Kay Maareye Siciid  Xasan waanan ku Hambalyeynayaa Dedaalka uu arintaa geliyey..
Mustaqbalka Marka aynu fahano ahmiyada Ay Inoo leedahay ka Faa'iidaysiga Juquraafiyada aynu  dhacno oo halbawle u ah isu socodka Gaadiidka Bada Ee Qaada Ganacsiga Aduunka u Kala socda waxa Iman doonta in Xooga aynu isugu gayno Adeegyada Dekeduhu bixiyaan Haayada Dekeduhuna Noqoto mid Balaadhan oo Xoogan oo Madax banaan..
Ahmed Abdi Muuse
Bonn, Germany



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured