"Somalida ayaa odhan jirtay ninkaa hebel wuxuu qabaa inkaar waalid oo xadhig uma xidhmaayo, Aniguna waxaan raacinayaa kuwo iyaguna qaba inkaar Siyaasadeed, iyo kuwo qaba inkaar umadeed".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

Somalida ayaa odhan jirtay ninkaa hebel wuxuu qabaa inkaar waalid oo xadhig uma xidhmaayo, Aniguna waxaan raacinayaa kuwo iyaguna qaba inkaar Siyaasadeed, iyo kuwo qaba inkaar umadeed,
Muddada 28 ka sano ah ee Somaliland jirtay waxaa jiray rag fara badan oo kala waqti ahaa Xaalkooduna ahaa inay dawlada kasta Muqdisho laga dhisaayo ka qayb galaan haddii la qaadan waayana Cafis Soo doontaan, inta ay Cafiska ku joogaan iyo markay ka Maqan yihiina umadan xadhig Maleegooda ka shaqaynaayey, umada reer Somalilandna ay si cad ula socdeen balse loo samray, xadhig kastoo ay xidhan uma xidhmo,kuwaas waxaynu u aqoonsanaynaa inay qabaan inkaar umadeed mid kasta oo talaabadaas qaaday Aakhirka isagoo daciifa ayaa lagu soo parking garaynayaa Somaliland hoosteed in badan oo iminkadan leeleelaysa ayaad aragtaan, qaar badan oo lufluufayna iyana way jireen, kuwo iminka Cusubina way jiraan Sida ka yaree R/wasaare xigeenka ah.
Waxaa kale oo jira kuwo iyaguna qaba inkaar Siyaasadeed, oo lagu aaminay masuuliyad umadeed cidii u dhiibtay masuuliyada, iyo Cidii loogu dhiibayba khiyaameeyey cawaray dadkii & dalkiiba kuwaasina waxaynu u aqoonaynaa inay qabaan inkaar Siyaasadeed,
Geba gebadii waxan ku soo af meerayaa waxa haboon in shaqsigu aqoonsado Masuuliyada cida leh iyo Cida kala xisaabtamaysa aadna isu dhawro.
Qalinkii Kayd Cabdilahi Xandule.
Leave a comment |
|