"Heshiiska nabadeed Ee shalay dhacay waa wax ilaaha loogu mahad naqa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Monday October 07, 2019 - 21:35:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Heshiiska nabadeed Ee shalay dhacay waa wax ilaaha loogu mahad naqa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Heshiiska nabadeed Ee shalay dhacay waa wax ilaaha loogu mahad naqa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Heshiiska nabadeed Ee shalay dhacay waa wax ilaaha loogu mahad naqa". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
"Somaliland Waa umad si Cad oo badheedh ah isugu Gudbista Garnaqsigooda & Tabashooyinkooda, sidaa si la mid isaga jawaab-Celiya kuna wada qanca Shayga dhabta ah ee Qaranimada ay wada leeyihiin u danta ah, Taasina  waa Salka iyo gunta ay ku qotonto jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, Marka aad Milicsato Doodihii Muga iyo Miisaanka lahaa Shalay odayaashii Nabada arinta Ciidanka Gobolka Sanaag & Madaxweyneha, ee Qasriga madaxtooyada sida Daaha-furan uga dhacday, arragti ahaan tay waxaan i siinaysay qaranimadeenu inay tahay Dareen qoto-dheer oo umadeed, waxayna i gelisay lexejeclo aad iyo aad u wayn.
Markaad aragto odaygaaga oo sida qiimaha leh u fekeraya nabadana u raadina, 
Markaad aragto Madaxdaada oo ogol in sidaa Daaha-furan loola hadlo loolana Qarnaqsado.
Markaad eegto Sida lexejecladu ku jirto ee shayga lama dhaafaanka ah loogu wada qancaayo looguna heshiinaayo.
Markaad aragto inay dhan walba ay u muuqato qiimaha ay  qaranimadani ku joogto 
Waxan is leeyahay waa wax ilaahay loogu mahad-naqaa 
Ugu damabayn waxaan Soo jeedinayaa dhamaan inteena kale sheokh iyo Shariifba , yar weynba waa inaynu taageera heshiiskaas taariikhiga ah, waxaanad ogaataan haddii aynu wanaaga taageero in ilaahay inoo siyaadinaayo.wa bilaahi tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured