Maareeyaha Dekedaha Somaliland iyo Wafti uu Hoggaaminayey oo Kormeer Shaqo ku sameeyey Dekeda Magaalada Saylac

0
Monday October 14, 2019 - 15:04:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland iyo Wafti uu Hoggaaminayey oo Kormeer Shaqo ku sameeyey Dekeda Magaalada Saylac

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland iyo Wafti uu Hoggaaminayey oo Kormeer Shaqo ku sameeyey Dekeda Magaalada Saylac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland iyo Wafti uu Hoggaaminayey oo Kormeer Shaqo ku sameeyey Dekeda Magaalada Saylac

Saylac(Xogreebnews)-Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdiilahi, oo ku sugan Magaalada Saylac, ayaa kormeer ku sameeyey Dekeda qadiimiga ah ee Saylac, iyadoo uu halkaa ku wehelinaayey Enjineer ku xeel-dheer dhismaha iyo qiimeynta Dekedaha iyo Maareeyaha Dekeda Saylac, waxanay waftigu soo indho-indheeyeen laamaha dawlada ee Magaalada Saylac.

Maareeyuhuu wuxuu sheegay inay muhiim tahay in dib-u-dhis balaadhin lagu sameeyo Dekeda Saylac, isla markaana loo doono cid inagala gacan-qabatay dhismaha Dekedan.

Sidoo kale waxa uu Maareeyaha Dekedaha Somaliland iyo badhasaabka gobolku xadhiga ka jareen guriga Martida ee Gobolka Saylac,

La soco warkan oo Faahfaahsan.

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured