Xisbiga WADDANI Oo Dib Ula Noqday Xubintiis Gudida Doorashooyinka Iyo Laba Xubnood Oo Uu Madaxweyne Biixi Keenay Oo Ay Ka Biyo Diideen.

0
Tuesday October 15, 2019 - 13:36:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Dib Ula Noqday Xubintiis Gudida Doorashooyinka Iyo Laba Xubnood Oo Uu Madaxweyne Biixi Keenay Oo Ay Ka Biyo Diideen.

    Xisbiga WADDANI Oo Dib Ula Noqday Xubintiis Gudida Doorashooyinka Iyo Laba Xubnood Oo Uu Madaxweyne Biixi Keenay Oo Ay Ka Biyo Diideen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI Oo Dib Ula Noqday Xubintiis Gudida Doorashooyinka Iyo Laba Xubnood Oo Uu Madaxweyne Biixi Keenay Oo Ay Ka Biyo Diideen.
Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Beeshe Maxamed Faarax, ayaa sheegay inuu Madaxweyne Biixi Gollaha Wakiilada u soo gudbiyey liiska Magac-yadda todobadii xubnood ee Guddida cusub ee Doorashooyinka Qaranka Somaliland,kuwaas oo uu sheegay in uu golluhu waajibkiisa ka gudan doono.
Dhanka Kalene Guddoomiye Beesha ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga WADDANI uu hakiyey Xubintiisii u meteli lahayd Komishanka cusub ee doorashooyinka,waxaanu sheegay inay war-qad uu WADDANI ku hakinayaan xubintiisa ay golllaha soo gaadhay, iyadoo uu xisbiga WADDAN ka biyo diiday laba xubnood oo uu Madaxweynuhu soo xulay, kuwaas oo kale ah Cabdirashiid Riyo Raac oo ka tirsan gollaha dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo Kaltuun oo kamid ahayd Komishankan hadda wakhtigiisii sii dhammaanayo oo lagu tuhun sanaan inay qayb ka ahayd inqilaabkii doorashadda loo eekaysiiyey ee dalka ka dhacay 2017-kii a..



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured