"Dal & Dad Qurux badan Hadaad aragto Nasiib Ayey u Heleen Hogaan Wanaagsan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Monday October 21, 2019 - 20:32:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dal & Dad Qurux badan Hadaad aragto Nasiib Ayey u Heleen Hogaan Wanaagsan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "Dal & dad dumay haddii aad aragto waxay ku guul daraysteen inay nasiib u helaan hogaan fiican".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dal & dad dumay haddii aad aragto waxay ku guul daraysteen inay nasiib u helaan hogaan fiican".
"Hogaan qudha oo umad u hagaaga ayaa gaadhsiiya hodantinimo & higsi wanaagsan, Taas Cagiskeeda hogaan kaa Xumaada ayaa dhaxalsiiyo halaag,hog iyo burbur, labadan arrin aan eegno hogaantii koonfur afrika oo ku jirta midab gumaysi, isnac, hiirtaanyo fogi qabsaday jidkii uu jeexay waa ka dhaxalsiiyey ee qiimaha iyo sharafta  ay ilaa iyo maanta ku naaloonayaan, sidoo kale  hogaankii kacaanka ahaa ee qabsaday 21 oct 1969 Somaliya oo mid ah, ku jirta is jacayl, dal jacayl iyo isu hilow dhaxalkii uu ka tegay geyigii barwaaqadaa ku jiray wuxuu geyeysiiyo  kala irdhow, is bixin aan lays bixinayn, burbur , & inay somalia ka qoran tahay shan qaaradooda aduunka kuwo aan dala lahayd, sharafna lahayn.
Sidaa daraadeed waxaynu odhan karnaa dal & dad qurux badan hadaad aragto nasiib ayey u heleen  hogaan wanaagsan, dal & dad dumay haddii aad aragto waxay ku guul daraysteen inay nasiib u helaan hogaan fiican, sida Somali la deriska noqotay, Taariikhda xun waxba laga bartaa laakiin faan lagama dhigto sida aan dad social media wax ku qoraayey ka arkaayey".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured